Nimaan geeso adag lahayni maaha inuu hardamo,jaahil Ina ilay maanta waa kaa geesihii cakaaranews way ka jajabeen,waxaanse u digayaa doqonka Maxamed Bade oo isagu hal gees ka lusho saxib waa hal gees oo kaliya waxaadrabto inaad hargeysa ugu hiiliso balse waxaad ogaataa sokeeye xeerbuu leeyahay ee shisheeye siday akhishe kuugashay iyo si ka sii daran ayuu kuu gali.
name:wil waal
email:JIGJIGA_51@HOTMAIL:COM
Subject:Bogga Dadweynaha
asc ramay haontahay mesha aad 2da dibi kakeentay inaad wax kale ku badashowayoo waxaa dhicikara in dad badani dhibsadaan ama yidhaah daan dad bini aadana ayuu xawayaan ku matalay wad salamantahay cabdi
Waan ku salaamay C/raxmaan, saaxiib waa ku sidee waad yara fogaataye, sideed wadankii ku tagi doontaa? kartuunkani meel aad u fog buu taabanayee.bal ku soo yara noqo dagaalkii xaqa ahaa ee aad kabtanka, iyo bah billiqo kula jirtay.
Asalam caleykum w w marka hore waxan salamaya dhamaan dadka ku nool D .D. S salan ka dib waxan dhihi lahaa nin walbow oo soomali sheganayow waxad ilaalisa xaqa shacabkina ,wana igu sala meysin macalinkey ,cabdi Eymoy W .B.T.ASC.OK.
Musuqmaasuqa wasaaradda waxbarshada aad ka dhwaashiseen RJ ma aha mid maanta bilaabatay tan iyo 18kii sanadood ugu damabaysay si xawli ah bay uga socotay XDSI sida aan proof ebedance la hubi uga ahayo haba ugu sii darnaatee markii Khadar Macalin madaxweynaha u ahaa DDSI kaas oo aad ogtihiin maanta sida xun uu ku noolyahay ka dib markii uu musuqay ardaydii waddaniyiinta ahayd ee xaqa u lahaa inay helaan fursad waxbarsho ka dib markii uu si baniaadnimada ka baxsan ugu qoray wiil uu adeer u yahaya fursadii u soo baxday Axmed Sheekkh Cabdiraxmaan- Axmed Rabuuc oo ah ina Xaaji nuur- reer Xasan Cismaan- Abaskuul Absameoo liiska fursadda magaciisa lagu soo qoray subaxdii ka damabaysayna liis kale lagu soo qoray wiil uu -hadar adeer u yahay oo aan xitaa haysnin certificate medicine.
Sidaasna ay reer Xasan ku wayeen Dr. Axmed Rabiic oo adeer ii ah kana baxsaday waddanka maantana ku nool Kanada isaga oo ka dhiidhiyey xaqdaradii maamulkii dowldeed ee reer Warfaa
Adeerayaal wax badan baan ogbahay indhaha yaan la isku qabankkkkkkkkk.
Su'aasha waxaa weeye mutacalimiintii ka duday caddaalad darada sidee dib loogu soo celin karaa even kuwa badan oo ku abtirsada reerka Ogaadeen.
Dagaalku waa dib u habaynta iyo saxida Maamulka XDDSI. Cidna col uma ahayno haddii aan nahay dadka u oleleeya Nabadda yo Caddaaladda nabad kuwa noolasha iyo horumarimta shacabkoooda.
radio jig jiga saxiib waa mahadsantahay qoraalkaga diwiyada sidaas ku sii wad walaal saxiib radio ama web jig jiga waan aqrisanaa dhamaan u mada somali oo dagan aduunka mahadsanad sidaan ku soo wat thank you
manta baan kahadashay wax jira waligaa,markaa waxaa loo bahan yahay in aad sidan oo kale usoo qaa dato musawir ka dhabta ah ee deegan ka kajira markaa waxaa lagaa rabaa in aad noqoto nin ka balaadah qabaa iilay siga ood ahaa to saxaafad meelo badan taa banay sa si ayna kuu dhagaysanabaskuusha oo kali ah, waxaanad ogaataadad kaas malin walba la xasuuqayomaalinta lawaayo magacoodain aanad jidwaaq danbe sheeganay adiguna ood iska noqon maraykan madoow, markaa saxaa fada waxkabadal oo ugu shaqee dad kaa gasi hagar la an ah isku day fariimaha in aad gaadh sii so meesha ay gu habontahay sidii lagu yaqaan nin muadinah iska iloow aragtida gaaban ee ah jigjiga baa jidwaaq laga qaadanayaa , waxaaba la inaga wada qaadayaa dal kii oo dhane markaa waa talo iyo tusale wsc
Marka hore akhyaarta R/jigjiga Waad salaamantihiin siiba howl wadeenka madaalaha ah ee C/raxmaan Sheekh Xassan. Salaam kabacdi reer Bade Abaskuul meesha ay taalo iyaga ayaa dhigay dhan siyaasadeed iyo dhan wax iska celinba. Markasta oo ina Bade lagu yidhaa qofbaa Beeshaada looga baahanyahay wuxuu keeni jiray Iidoor iyo Akisho isagoo ka hortagaya inuu nin Abaskuul ahi madax kor usoo qaado. Taana waxaa tusaale idiinku fillan keenidii uu Mowliid keenay Qusulnimada Safaaradda Washington sidaa darteed erigiisa waxaan faa’iido ahayn Beesha uguma jirto. Waxaanad moodaa inay raaceen kacdoonka Carabta ee galaaftay keligii taliyayaashii ummada cunaha qabtay. Markaa waxay ayaan joogaan hadayna dadwaynaha reer qabribayaxsidii Qadaafi oo kale waa inuu na daayo. Doqonka halkan joogana awalba wuxuu buro siday haduu gurigiisa soo gartee faraha iskaga qaada waayo caruurta aad dhasheenba kama ficil qaadataane. Radio Jigjiga; mahadsanid hadalkiiba adigaa soo xidhey, balse bal ila arka Suldaan Sedyo, iyo siduu had & jeer u rumaysan yahay ineysan reer Abas waxba noqonin ee dad kale uu wax la rabo, wax caynkaas u dhaqamayaa ma ina matali karaa?. Dhinaca kale, ninka Cabdi Mula la yidhaahdo waa geesi wadaniyee agoonta ha laga taageero.
Waxaan kolka hore idinka codsanayaa raaigelin qormadaydii shalay magacyada aan ku aflageedeeyay.
Midda labaad su'aasha aan jawaabta u la'ahay waxay tahay:
Ma dowlad dastuuri ah oo maamulkeeda dhamaystiran yahay oo dhammaan Institutionadeeda ka howl galaan gobol walba iyo degma walba iyo tuula walba ayaa ina Xukunta?
Mise oday dhaqameed danaysta ah oo fadhiya Jigjiga?
Ka sharci ahaanna arrimaha horumarinta bulshada iyo Nabadgelyada ma XDDSI ayaa ka masuul ah mise oday dhaqameedyada beelaha?
Walaalayaal waxyaale badan baa u baahan in la saxo oo aan la dafir karin baaxadda dhibaato ay ku haysto bulshada miyiga ku dandaraysan beeshay doonan ha ahaadeene ilayn waa Wadaniyiin xaqoodii ka maqan yahaye oo aan jirin cid danaysa oo ka xanuunsanaysa dhibaatadooda.
Haddaba waa dood furan siday isu qaban karaaan Sheegasho Dowladnimo iyo ku dhaqan dhaqamadii hore ee looga bartay xukuumadahii hore Itobiya soo maray sida tan Mililik ilaa xaylasalse iyo tii shuuciyadda ahayd oo Baalabaadhyada - Odaydhaqameed ay wax ka wayddiin jireen hadba baahida bulshada iyo nabadgelyada?
Kuwaas oo aan wada oganahay sidii Eyga inay u hor ordijireen ciidamadii ay lahaayeen marwalba.
Mise iminka waxaa inoo muuqata siyaasadihii expire ka ahaa inay dad aan doonaynin horumarka bulshada ay kula talinayaa XDDSI hoggaankeeda.
Aniga ka Cabdi Mula ahaan waan ka soo horjeedaa taa iyada aha inaysan odaydhaqameydyada soo dhex gelin Maamulka iyo siyaasadda waddankayga, maamul baa jira, ciidan lixaad leh baa jira Liyuu Police hoggaan ay khusaysa nabadgelyada ayaa jira markaa Garaad iyo Sultaan iyo Ugaas Jigjiga ku dibiray masuul kama aha muwaadhiniinta shacabaka u dhashay DDDSI completely. Haddii uu jiro oday dhaqameed daacada ah ha dego Dhurwaaale iyo Hora suudi halkaana ha uga shaqeeyo adeegga reeraha uga baahan yihiin. Fuck odaydhaqameed bussines for this New Era Transformation system in Ethiopians.
Plse contribute your openion regarding this national interest issue in order to edify our Nation.
DDSI anaa/adaa iska leh
Wariye/activist Cabdi Os. Mula
Haddaan nahay shacabka deegaanada Qoraameed iyo Mula ku nool oo la wada ogayahay colaaddii UBO sidii ay u saamaysay iyo dagaaladii kala dhexmaray guulihii ay ka soo hoyiyeen
Gobta radio jigjiga ee wax iska dhiciya, lagana hibeysto waan idin salaamay, maqaalka aan kilil5 ku soo arkay, ninkii maxamed bade ahaa miyuu waashay? mise xaga jigjiga ayaa looga soo hanjabey. ninku waa hanjaab, iyo bahdilnimo ku noole.
radio jigjiga, iyo macalimiinta qoraa waa dawlad, dawladna ninkay wax ka sheegto, waxa kaliya ee u banaan iney baryoontanto.
mida kale ciyaalka reer cabdille ee ururka SADYO ba waakan baryee, maxaa u diidey inuu tolkis Abasguul cafis weydiisto oo yiraahdo tolow i cafiya maadaama aan bah bililiqo dabadhilif u ahaa. Radio Jigjiga; Qosolkii aduunka halkanuu yaalaa; Sida la xasuusto, lagdankii aanu kabtan Iley la galnay, waakaanu ku jabiney, oo ninkii dhamaa ee sheeganayey inuu yahay madaxweynaha deegaanka waakaanu ku soo koobney inuu yahay cunug yar oo qabqable beel hoose ah, kan kale ee Suldaan sedyo ahna (Maxamed S. Bade) waxaanu ku soo koobi doonaa Suldaanka ciyaalka SEDYO, iyo Wabishabeele.com, ha iska iloobo inuu sheegto Suldaanka Abas, taas iyada RJ baa daadka raaciyey, markaa cidii nala hardamaysa waanu soo dhaweynaynaa balse ogaada marka is-hardigu dhamaado geeso dambe oo aad ku harganto kuguma ooli doonaan, maadaama geesaha RJ laga sameyey macdanta loo yaqaano "Titanium" macdantana maba jabto!!!.
Ugu dambeyn SULDAAN SEDYO, dhibaatada haysata website uu ku soo cartamo xataa ma haysto, ee malaha Abasnimo darteed waa inaan u sameeyo SULDAANSEDYO.COM.
Salaan sare marka hore dhaman inta akhrisata RJ, inkastoo aan waayahayan isju fiicnayn ina Talo Xume milkiilaha shabakadan waalatay.
Haddii aan u soo noqdo mowduucan shirkii wada tashiga ka dhacay tuulada dhurwaale ee ay isugu yimaadeen shacabka beesha ku abtirsada beekweynta Absame iyo Madaxda XDDSI kuwa ugu sareeya sida madaxweynaha Mudane Cabdi Maxamuud Cumar - Cabdi Fariid iyo ku xigeenkiisa C/fatax. WAXAAN ODHAN KARAA NINKA KU TILMAAMAY ABASKUUL UBO WAXA UU AHAA GARAAD KU SHEEGGA ABSAME INA DOOL IYO TUUGGA HORAY U DILAY ABASKUUL EE CABDIRAXNMAAN BEDE OO DOONAYA INUU KU SII HAYSTO MAGACA SULTAANIMO BEELWEYNTA ABASKUULee ma aha Cabdi M. Cumar ninka ku tilmaamay UBO abaskuul.
Tusaale aniga gaar ahaan anoo ku abtirsada reer Xaaji Nuur oo ah rer Xasan Cismaan waxaan quudiyaa 18 goon ah oo waalidiintodda dishay ku dishay Mula kooxda UBO oo ay cidwalba ka warqabtaa.
Haddaba guud ahaan reerXasan Cismaan Abskuul agoonta maanta u joogta waa ugu yaraan boqol iyo afaratan agoon inta aynu hayno haddaba maxay dowladda DDSI inoo qabatay? Midda kale imisa agoon bay hayaan reer bede oo aabayaashooda ay dishay?
Hooyadaa was cabdirahman bede iyo DDSI inta khaladdaba.
Wariye Abdi Mula, Addis Ababa. Radio Jigjiga; Waan faham sanahay saaxiib cadhadaada, balse waxay yara ahayd, inaad hogaamiye dhaqameedyada sharaftid, mise waxaad leedahay, nimanku karti ma leh?
Sharciga Federaalka ayuu Ina ilay ku xadgudbay,MPs from Kenya Goverment ayuu u yeedhay si uu lacag u siiyo,isla markaana wuxuu Ina ilay ku xadgudbay sharcigii,hadda waxaan filayaa inaynuu maanta kabtanku banaanka yaallo,Dhurwaale dhalanteedka ha daayo of course nabada jidwaaq ayaa sameeyay iyo dawlada dhexe shakina kuma jiro inay siiwadaan balse canaasiirta Ina ilay oo kale ah yaan loo jilcin ee halays dhaafiyo.wscw
name: Jarar
email:
Subject:Bogga Dadweynaha
bahda radio jigjiga waad salaaman tahiin, si fiican oo aanu ku faraxnay baad yeesheen fulayga nacamlaha ah ee maxamed bade, doqunku wuu na ceebeeyey, adeer halkaas kaga sii wada oo baranbarada ina iley sharafta ka qaada daciifka xun.....
Reer Bade waxbadan ayey Qabribayax xukumay maxaa horumar lataaban karo oo uu qabtay shalay? Waa waxba ,runtii Idoor iyo shisheeye ayay soo dajiyeen dhulkeenii oo maanta xadka inoo soo talaabay.Absame maanta ayuu sifiican u fikirayaa ee ducufnimada aan istaraatijida lahayna reer bada ha iska iloobo oo dhulka haloo difaaco sida geesiga Abdi Maxamud Cumar,anigu runtii Ina ilay wax badan ayaan uga soo horjeedaa balse halbowluhu waatan dhulka AMA deegaanka maanta Absame wuxuu wadaagaa dhiig,dhaqan iyo dhul oo uu wadaleeyahay siguud sigaarana ninba xoolihiis taas waxaan u sheegayayaa sheegadka iyo doqonka Absame ee aan aqoon common interest of Absame.runtii siyaasiga iyo Odaydhaqmeedyadu hala eryo haday ku xadgudbaan the common interest of Beesha Absame.waxaan u madcelinayaa qoraaga RJ mudane c/raxmaan sheekh xasan
Maamulka iyo wariyaasha Radiojigjiga.com waad salaaman tihiin. salaan kadib Waad ku mahadsan tahay 100% adeega wanaagsan ee warbaahineed ee aad oogu tabarucdaan umada.
Waxaanan idinka codsanayaa inaad ii soo daabacdaan qoraalkan hoos ku lifaaqan.
Waad mahadsan tihiin
Cabdiwali Xuseen Gaas
KU: Dhamaan Soomaalida Ogaadeenya iyo Cidii kale ee danaynaysa
12/02/2012
Ujeedo: la socodsiin ka bixitaan gebi ahaanba urur iyo Siyaasadba
Waxaan la socodsiinayaa dhamaan Soomaalida Ogaadeenya iyo cidii kale ee danaynaysa amaba ay khuseysaba inaan gebi ahaanba kabaxay ku lug lahaanshaha urur iyoSiyaasada Soomaalida Ogaadeenyaba laga soobilaabo dabayaaqadii sanadkii 2010kii.
Hadaba waxaan halkan marlabaad hoosta ka xariiqayaa inaanan laga bilaabo dabayaaqadii sanadkii 2010kii ku luglahayn gebi ahaan wax siyaasad ah noocnaba, kana tirsanayn urur gaar ah iyo mid guudba.
Marka hore waan idin salaamay halwadeenada wapka iyo dhamaan macaamiisha wapka salaan kadib aragti yar ayaan rabaa inaan ka hadlo oo qabiilka ama magacyada qabiilka ee wapka lagu soo qoro tusaale anigu waxaan ogaden waxaana daganahay gobalka jigjiga cabdi ilayna dhibka ugu badan anuu igu hayaa radiojigjigana marwalba dhibka uu jidwaaqku hayo ayuu ka hadlaa meeshaas waxaa ku jirta inaan anigu sigaar ah u dulmanahay mida kale siyaasada markaad guusheeda rabto danta gaarka ah waa ladaa dan guud ayaa lagu guura si aad danta gaarka ah ugaadho cabdi ilay sigoo ogaden ah ayuu dad jidwaaq ah siyaasad u wataa adigu adoo jidwaaq ah maxaa kuu diiday inaad ogaden iyo qabiilo kala siyaasad aa u wadato waxaa iga dardaaran ah magaca qabiilka inaad joojisiin badalkiisana aad gobal iyo dagmo aad isticmaashaan. Radio Jigjiga; Talo wanaagsan baad walaal soo jeedisay, balse magaca qabiilka inta badan wax kale uma keeno, ee dadkaa aad u jecel sheeg-sheegida qabiilka runtiina waaba waxa ugu weyn ee dad badani halkan u soo booqdaan, dhinaca kale ku mahadsanid xidhiidhkaaga.
name:Warfaa
email:none
Subject:Bogga Dadweynaha
War heedhaha, Cabdi iley waxar uma dirsado nin uusan marka hore bahdiline maad iska daysaan suldaanku tolkii wax hala qabsadee.
idinka haduu Ilaahay dadnimo iyo isku isku kalsooni idin siiyey dadku ma wada haysto ee bal tareesada waxyar joojiya. radio jigjiga wuxuu noqday meel caan ah oo ruux walba hadal hayo....
Hadaan isku dayo inaan u digo afarta reer ee laga yaabo inuu kabtanku dusha ka rarto, kuna soo dhex wareego magaalada jigjiga, isagoo cakaarana soo galinaya in jacayl ay beelihii Soomaaliyeed ee deegaanku u qabaan madaxweynahooda darteed ay magaalada ku soo wareejiyeen iyagoo xambaarsan.
beelaha absame
reer Guuleed jaamac, ama ismaaciil (Abaskuul), reer warfaa, reer dalal guuleed (reer isaaq), iyo bartire, cawlyahan, kuwuu ugu neceb yahay ee reer amaadin jeeraarna iigu dar.
beelaha kale
ciise sheekaash, isaaq, iyo gadabuursi.
waxaase taasi ka daran haduu helikaro afar nin buu odhan lahaa i qaada oo magaalada igu soo wareejiya afartaasi waa; ibraahin xaad, axmed sheekh, cabdifataax, iyo suldaan wali. Radio Jigjiga; Adigaaba naga macalinsan!
Radio Jigjiga; Waxaan la yaabey waxaad Soomaliya ka qabaneysid, , ee aad kabtankaaga Jigjiga ula joogi la'dahay, ma ninka waxaad tahay soo xerada galiya Al Shabaab, si deegaanka loogu xidho, markay Kabtanka xaalku ku yara xumaado si loogu arko halyey, kursigana uu mudo u sii joogo. Dhinaca kale, bal Sawirkana aan dib ugu noqdo, waayo waxbaa ku jira aad kuu dhibey, balse aanaan wali arag!
aweewe waxba laguma mashquula nin adoo kala ah ee maad shaqo kale iska raadsatid waan kula talin ee hadii aad diido waan kuu sheegi nin iidoora nin dhabayaca ah nin hawiya ah geri ah ayaa qaadi