Radio Jigjiga Home   
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.


Tooshka radio jigjiga
Bilawgii kacdoonka lagala horjeedo Cabdi Iley, iyo siduu ku bilawday (this is a must read article)

                                          Ogeysiis

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha, Radio Jigjiga u soo dirsada war-murtiyeedyada, cambaareynta, ama taageerada, inaan marnaba la aqbali doonin, codsigooga, haduusan la socon, magacooda oo buuxa, ama aan la xaqiijin karin, dadka soo diraya fariimahaas.

Markaa qofka, ama dadka doonaya in fariintooda la soo gudbiyo, fadlan magaciina soo raaciya, ama haduu yahay urur, isna soo raaciya magaca ururka (no anonymous, please).
Hadaan la garanayn dadka fariimaha dirsanaya, fariintuna qiimo yeelan mayso, ee waxay u ekaanaysaa wax been abuur ah.
Tusaale ahaan; waxaa dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay, na soo gaadhayeye cambaareyno, iyo taageero ku wajahan, arinta ka taagan deegaanka Yoocaale, nasiib daro lama soo daabici karin, waayo cidina kuma saxiixnayn, meel loo raacana lama haynin.

Dhinaca kale, fariimaha ama fikirka shaqsiyadeed, sida waraaqaha dadweynaha, waa la soo diri karaa, anana waanu soo daabici, inta macquulk ah.

Wixii dheeraad ah, fadlan la soo xidhiidh tafaaf-tiraha guud ee RJ, Cabdiraxmaan. -mahadsanid-








 

 
radio on Facebook
Hotel Plaza
Shaqsiga sida dhabta ah u leh, ama dhisanaya Hotel Plaza ee magaalada Jigjiga, oo su'aalo, iyo shaki weyni ka yimid


video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.