Radio Jigjiga Home       Live radio Jigjiga
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library Send News Search Site Map About Radio Jigjiga
Radio Jigjiga; English News
timir
Maxaad ka taqaanaa anfaca, iyo faaiidada ku jirta cunista timirta


Listen Radio JigjigaBishaaro, Bishaaro Radio Jigjiga oo hada laga dhageysan karo Telefoonka

Radio Jigjiga (Minneapolis) August-2-2012 Inkasta oo uu socodka diinka lahaa mudo dheerna kacaa-kuf ku soo jirey, hadana radio jigjiga horu socod maahine dib u noqosho malaha!, sidaa darteed  aanu idiinku bishaarayno in maanta, iyo wixii ka dambeeya rj laga dhageysan karo telefoonada gacanta (mobile phone), iyo kan guryahaba (land line phone)

Hadaba si'aad u dhageysatid Radio Jigjiga garaac, ama wac Tel# 1-979-282-4003 Texas, USA.

Sida loo dhageysan karo idaacada RJ

Wararka, iyo Barnaamijyada riix 1#
Sugaanta, iyo heesaha riix 2#
Siiradii Nabiga (scw) riix 3#
Qosolka, iyo riwaayada riix 4#
Hadaad rabtid inaad dhageysiga idaacada soo bilawdid; riix *

Sidaa, iyo dhageysi wacan, fikirkaana fadlan noo soo gudbi.
-mahadsanid-



 

  
radio on Facebook
Sharaabka la cabo
Sharaabka la cabo ee "Soda" loo yaqaano oo caafimaad xumo lagu xidhiidhiyey


Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.