Qoraaga Radio Jigjiga oo ka jawaabey dacaayadii raqiiska ahayd ee laga sii daayey makhaayada beenta, iyo cayda ku caan baxday, ee Khaniis Cabdi Iley, dadkuse u yaqaanaan Cakaaraanews.. name: Xasan Cali email: xasancal@hotmail.com Subject: Bogga Dadweynaha 
bahda radio jigjiga, ninkii cabdi iley ahaa walaahi wuu is nacay, fiidiyaha uu cakaaranews soo galiyey ma aragteen? war ninka maxaa ka si ah, waalidii iyo xishood daradii amiin caamir hada ka hor ku sheegay, ayuu ka dhabeeyey. Radio Jigjiga, Waxba hala yaabina wakhtigiisii aad buu u dhaw yahay, mida kale haduu ina Sheekh Cabdulaahi Yare igu sheego, waxaan u arkaa darajo, waayo Sheekh Cabdulaahi Yare, waa caalimkii, iyo Sheekhii reer aw Nuux, teeda kale, Sheekh Cabdulaahi Yare, waa ardaygii Sheekh Xasan Sheekh Yusuf (abaahaay alla ha u naxariistee).
Cabdi Iley, isagaa Umulfarash, iyo waxaan afku qaban karinba ah, haduusan habaarayn Abtiyaashii ma naceen. Markuu waayey, wuxuu igu caayo ayuu, caydii ugu xumayd iigu yeedhay, alaylehe, Cabdi Iley, walee inuu midgaan yahay, oo uusan nasabka meel ka soo galin, waayo haduusan midgaan uraya ahayn waxaas kuma hadleen, caydaas xun bari baan ka ahay, qoomul luud igu sheegtaa, iyo qoomul UBO igu sheegtaaba, midgaankii tigruhu suuqa Jigjiga ku wasi jiray, adigaa khaniis, iyo la dhabaa ah, balse maxaad filan xukunkaad jacaylkiisa Ogaadeen, iyo Abaskuul u laysay dartiis, anaa kaa riday, aduunkii baa kugu yaraaday, mar dhawna jeelkii caanka ahaa, baad u socotaa ku bishaareyso, war dhareerka iska du' nacalatulaahi calayka, yaa ibnal khaniis, fawqul khaniis, garac, garac dhalay, waad is nacday, qudhun wadadii Dhagaxbuur ee aad jiifi jirtay, baan u malayn iney ku qabatay, xantii lagugu sheegi jiray ee ahayd inaadan Ogadeen ahayn, walee maantay kugu soo baxday, xishood laawe, xaaraan cune, aakhiro, iyo aduunba ceebaysane, xalkaagu waa inaad is disho oo kaliya. Tana qabso Cabdi uraagow, waxa uu Ibraahim Xaad, gabadha kuugu diiday, markaad dhuljiifka Dhagaxbuur ku ahayd, wuxuu ogaa inaad Midgaan, iyo qudhun ka hadle tahay, asalkaakuna Ogaadeen, ahayn, waxaa lays weydiiyaa waxa ninkan tolkuu sheeganayo ku diray?, ileyn ninku ogaadeenba maahan!, bide, sharaf laawe. 
Fiidiyowga ay soo galiyeen ee tusaya anigoo hadlaya, waxaa dhacday in Umulfarash Cabdi Iley, igu yidhi: aynu heshiino, meesha ka hadal, adigoo odhanaya madaxweynuhu ha i cafiyo, iyo hadal daanyeernimadiisi, markaa sidaasaan microphone-ka ugu hadlay, markaa anigoo og inuu yahay nin khiyaamo, iyo beenta ku xeel dheer, baan meesha uga hadlay, si uusan wuxuu tolkii ku dhameeyey ee ahayd waa UBO, ii odhan baan u hadlay, isku soo wada duube, caydiisu qiimo ma leh. Markuu USA, noogu yimid, Ogaadeen ma rabin isaga, walina ONLF, aano xun bey u hayeen, markaa dadka garabka, iyo gaashaanka u ahaa waxay wada ahaayeen, Jidwaaq, gaar ahaan beesha Abaskuul, fiiriya sawiradii shirka, abaal dhacu waa wax uu caan ku yahay, ma ogtihiin hadayna shirka beesha Abaskuul u imanin inuusan USA, nabad uga yimaadeen, ninku sharaf ma leh, hase la socdo inaanu hayno in ka badan laba saacadood (two hous of Abdi Iley's audio tape) oo siqarsoodi ah looga soo duubay markuu beeshiisa kula shirayey London, 2010kii, macnose noo sameyn mayso inaan dadka maqashiino, wakhtigan hada ah, waayo xaganaga wali xishood, iyo dhaqankeeni suubanaa baa nagu jira, hadaanse soo tabino Ilaahay ogyahay in Cabdi Iley, Jigjiga uusan nabad kaga kabaxayn. (maybe we do it in later!). Dhanka odayaasha qoraaga Radio Jigjiga cayda, iyo canbaareynta u soo tabiyey, ee qasabka loogu soo duubay, iyagu eed ma leh, waanan cafiyey, waanan iska warqabnaa, (Abaskuul meelna wada joogaan, warna iskuma seegana) masuuliyadeedana waxaa iska leh, daanyeer Iley, marka daanyeer Iley meesha laga qaadana, odayaashaa waan horkeeni doonaa warbaahinta, ka dibna dadweynuhu wey ogaan doonaan, sida loo soo qasbay (insha allaah). Xataa Cabdulaahi Itoobiya eed kuma laha waayo, qudhiisa, sidaan xogta ku hayno waa loo hanjabey. Degmada Araarsana aniga C/Raxmaan ah wax iiga taageero badnaa ma jirin, hadaanan Araarso taageerin, yaan kaloon taageeri laahaa!. Isagoon ina Iley, aan dooneyn iney Araarso degmo noqoto, baan anigu wax ka qori jirey halkan ka akhri maqaalkii Qabribayax, iyo Araarso, xataa in Tuli Guuleed degmo laga dhigo beenaali Iley, bahda radio Jigjiga ayuu ka xaday, warbaahinta Kililkana haba sheegin siduu fikradaha nooga xaday. Nin abtiyadii garacyo ku shegay, in laga hadlaba ma haboona!. Ugu dambeynse beentii Cabdi Iley, iyo isku dirkuu Abaskuul ka dhex waday, maanta lawada arag, beeshuna isla aragtay, in ninkani yahay cadaw aanu korsanay. -wabilaahi tawfiiq- Cabdiraxmaan Sheekh Xasan. |