Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

              "OGEYSIIS 
Todobaadyadii tagey, waxaa na soo gaadhayey, cabashooyin ku saabsan, in bahda Radio Jigjiga, ay e-mail tiro badan, u soo dirayeen dad badan, fariimahaas oo lagu sheegayo waxyaabo badan, dadka qaarna ka xumaadeen waxyaabaha ku qornaa, sida lagu soo waramayana maamulka Radio Jigjiga ku saxiixnaa.
Markaa waxaan akhrisyaasha helay fariimahan u sheegaynaa, in hadaan nahay, bahda Radio Jigjiga, aanaan haba yaraatee wax fariimo ah, cidna u dirin, ee ay yihiin been abuur cad, lagana yaaabo iney yihiin, dad gaar ah, la soo shaqo galiyey, looguna talagalay, in magaca looga dilo bahda Radio Jigjiga.

Markaa dadka helay fariimahan, la socda wax fariimo gaar ah cidna uma dirno, ee waxaan qorayno waxaan ku soo bandhignaa halkan www.radiojigjiga.com
Sidaa ula socda wax aanaan Radio Jigjiga ku soo qorin, bahda, iyo Maamulka RJ, masuul kama aha!, waayo qofkasta oo aalada computer-rada yaqaanaa been abuur xaga e-mail-lada ah (fraudulent  e-mail) wuu sameyn karaa!.
"wabilaahi tawfiiq" -Cabdiraxmaan- tafaaftiraha guud ee Radio Jigjiga.

 

  
radio on Facebook

beesha xasan Cismaan
Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar

video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.