Radio Jigjiga Home   

Contact Us Dhageyso RJ Read Readers' Opinion Nagala Soo Xidhiidh Hoyga Suugaanta ee Radio Jigjiga Radio Jigjiga Library Ethiopian Links Visit RJ's Search Page

"Letters, E-mails, or recorded voice mail (s) to Radio Jigjiga  are posted as received with sender's e-mail, or Tel# (unless requested otherwise), and may not reflect the opinions, or views of Radio Jigjiga.
Inappropriate, Letters, or E-mails are not posted as a matter of policy."
PS: We do try to read all emails We receive, even if We do not always reply.
 U Soo Dir wararkaaga, & Faalooyinkaaga RJ! send us Your own news, and Commentary."Fadlan la socda fikradaha halkan ku qorani qasab maahan iney yihiin fikradaha Radio Jigjiga, amaba Radio Jigjiga Masuul ka yahay, ee waa fikrado ka yimid hadba qofka qorey. Radio Jigjigana dhamaantiin wuxuu idinku dhiiri galinayaa inaad afkaartiina noo soo dirtaan si halkan aanu idinkugu soo qoro, iyadoo waliba Radio Jigjiga wax faragalin ah ku sameyn doonin, guud ahaan ujeedada, nuxurka, iyo fariinta qoraankiinu xambaarsan yahay"
Opinion in English
Remembering, Reconciling and Rebuilding
New Democratic and Peaceful Somalia

By: Cabdullahi Dheel Washington, DC.
abdullahidel@yahoo.com

As we all remember, the Somali people have been one of the most peaceful communities living in the horn of Africa.  Allow me to say that the four and half groups constituting Somalia were not distinct from each other; they lived in the same hills, valleys, and shorelines. They intermarried and shared the same cultural values, language, and religion.  This historical cohesion was disturbed by the colonial policy of divide and rule. Read More


In Search of an Identity and the Somali Region in Ethiopia
 By: M. M. Bakayr

In search of an identity and harmony, the Somali people in Ethiopia should consider their collective identity, existence and unity. The Somali Regional State has endured numerous problems and suffered from political mayhems and disapproving divisions; Read More
 

Figradaha oo Soomaali ah

Shacbiyada Soomaali Galbeed

BY YUSUF  ABDI OMAR. YUSUF
qoreqoreqore@yahoo.com

markahore,waxaan hawadda,umarrinayaa salaan,dhammaan bahda radio jigjiga iyo dhammaanba ummadda,soomaaligalbeed, meel walba oo ay joogaanba.Marka xiga waxaan ahay muwaadin, udhashay killilka,5aad gaar ahaan magaaladda jigjiga islamarkaana aanku abtirsan beelaha absaame iyo ogadeen midna hase ahaatee deegaan ahaan iyo tira ahaannba,kaga baddan reerraha yaryar ee uuxusay walaalkay, madoobe, islamarkaana kaalin waxku ool ah kasoo qaatay, halgankii,gobbonima.Akhriso Qodobka oo buuxa.


 Dhaxaltooyo Kursi Qaran

BY: Abdullahi Dheel
abdullahidel@yahoo.com

axaa dunidda aan ku nool nahay aad looga maqli jiray in madaxweyne ama boqor haddii uu dhinto uu wiilkiisa ama gabadhiisa ay dhaxli jireen Kursiga uu ka dhintay sida maal ama xoolo uu leeyahay oo kale. Akhriso Qodobka oo buuxa.


Soomaligalbeed mise ogadeeniya dood furan iyo jawaabo

By: Maxamed Xussein Cabdi
maodobe30@hotmail.com


Marka hore dhamaanteen weynu isla ognahay muhiimada ay leedahay magaca dhulka loo bixiyo inuu yahay wax muhiim ah.
Akhriso Qodobka oo buuxa.


Dhibka kala haysta Dhoofka somaalida iyo nolasha Maraykanka
By: MR. Garaad
Imaanshaha maraykanka ayaa ah mid aad iyo aad u adag laguna bixiyo kharash aad iyo aad ubadan, laguna dhumiyo wakhti aad iyo aad ufara badan.Ujeedada lacagta iyo wakhtiga loogu huraayo ayaa waxay tahay in la helo nolol Akhriso Qodobka oo buuxa.


Dad aan waxay qorayaan ama meesha ay taariikhdeeda ka sheekaynayaan aqoonin, hadana isla saxan maxaa lagu tilmaamaa?
BY: Jaamac Aw-Cali
Waxaan marka hore u mahad celinayaa  masuuliyiinta radio jigjiga oo ii saamaxday inaan halkan afkaartayda ku soo qoro. inkastoon dhawr jeer ku hungoobay inaad qoraalkayga halkan ku soo qortaan, hadana waxaan rajeynayaa inaydun markan sii dayn doontaan. Akhriso Qodobka oo buuxa.
 

RadioJigjiga@hotmail.com  Home Contact Ustop button   Dhageyso Radio Jigjiga  Opinion
  Copyrights © 2000-2007 Radio Jigjiga. All Rights Reserved.