Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

Guuleed Casoowe

name:            xigma

email:           fly-away-5@hotmail.fr

Subject:         Complain / Dacwo Qabid

Remote Name:     88.169.161.84


seen u helaa ninkan lagu sheego inuu meesha madaxweynaha ka yahay, sababatoo ah maxuu ku haystaa guuleed casoowe mar ayuu xiray waa uu soodaayay waxaa uu raadinaayay sababa uu ku xidho waxuu u sameeyay shirqool, fadeexadna qoortuu u galiyey, markii la soo qabtayna waxaa uu yiri ku xukuma 10 sano sababa waxaa uu dii danyahay intuu wadanka haysto inuuna guuleed sirtiisa qa shifin waxa uudilaayay iyo waxa uu sameeynaayay war dadayahooni guuleed wadanka waa uu ga soo horayey intuuna joogay wax dhibaataa uugaystay majiro ee waxaan rabaa ninkan madax wayna isku sheegaa inaan dac wadaa la ii gaar siiyo xooga uu u sheeganayo miskiinka reer kiiisa wiilka u ah ay leeyihiin asaga kaliya waxaan leenahay inuu si sharafa noogu soo siidaayo  waxaa ubaahan dadakii sii uuna uyahay wa nin a ninkan xooga u sheeganaaya waxaan leenahay wax sira uu kaaga dhiibayaa  oo kaa sheegayaa majiree libartee noosii  10 sano sheeqa xukumaya waxaaw kabaqanayaa madax waynaha shacabka kadirayska xirazn iyo kakalaba waxay kabaqanayaan madax waynaha alaa ween oolaga baqaa ee waxaan leenahay ka xukumayaa waa cabsi u kaqabaa madax waynaha ayaa arka qof aan qof dilin oolagu xukumaa 10 sano waayaab shareecadana ma sheegeyso saa  ee xaquuq hadayna jirin  dhulkii waxaaba noo dhaama amxaarka ASC.

Radio Jigjiga; Guleed Casoowe, maahan nin caqli fiican leh (fikirkayga) waayo wuxuu aad u yaraystay, Cabdi Iley, oo sida lawada ogsoon yahay, ilaa in mudo ah, Jigjiga awood weyn ku lahaa, kaba sii darane, Guuleed Casoowe, waxay dadka madaxweyne Cabdi Iley la taliya u arkeen inuu xukunka madaxweynuhu sida ba'an u jecel yahay uu khatar ku ahaa, sida la sheegana dhibaatadiisu waxay ka bilaabatay, ka dib markay nin dadka madaxweynaha aad ugu dhaw ay isku dhaceen, markaa cid walba waa iska garaneysay, in Guuleed u socdo jeel Ogaadeen, macnaha sida ugu dhaqsaha badan, kolka Daauud Maxamed Cali meesha ka baxo, sidaasaana dhacday.
Guuleed wuxuu ahaa nin aad iskula baxay,  madaxiisiina lumiyey,
bal fiiri bogiisa uu ku lahaa Facebook .

Dhinaca xadhigiisa, sharaxaad uma baahna sababta loo xidhay, laakiin xumaanta lagu eedeyey wax cadayn ah uma hayno, hadaan nahay bahda Radio Jigjiga, waana sababtaas aanaan waxba uga qorin xadhigiisa, website-yada kale ee lagu soo qoray xumaanta uu sameyey, lama odhan karo waa cadeymo dambigiisa ah, balse waa uun qayb ka mid ah dagaalka saxaafada ee deegaanka ka jira.

Ugu dambeyn hadaad ehelada Guuleed Casoowe, tihiin waxaan u malayn, ineydaan wax weyn ka qaban karin xadhigiisa, waayo kiiska hada lagu haysto, waa ka duwan yahay, kii hore ee ahaa nabad diidka ayuu xidhiidh la leeyahay, (inta badan qofka aysan madaxda deegaanku jeclaysan, ama xukunkooda khatarta ku ah baa lagu sheegaa iney yihiin nabad diid).
Guuleed, waa maxbuus siyaasadeed, inkasta oo aan Jigjiga sidaa loogu yeedhin ee loogu yeedho, waa maxbuus nabad diid, iwm.
Balse ilaa ay dadka xidhay cafis u fidiyaan, waxay u badan tahay inuu halkaa iskaga sii jiri doono.



 

  

Hashii garawo
R
adio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga, iyo calanka dawlada deegaanka


Radio Jigjiga (Jigjiga)  8-8-2011, Radio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga ee deegaan. Warkii oo Dhan
Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha
Sadexdan madaxweyne
A
wood qaybsiga madaxweyne Cabdi Iley, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno oo la shaaciyey


Radio Jigjiga (Jigjiga) Awood qaybsiga, iyo wada maamulka hayadaha dawlada ee madaxweynaha, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno, ayaa markii ugu horeysay la shaciyey. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.