Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

 

Taladaan la rugin waa lagu rafaadaa

Radio Jigjiga (Qoraalada Dadweynaha) Maamul xumada hada ka jirta deeganka Soomalida Itobiya waxaa aabo ka noqon doona Cabdi Iley iyo kooxda kula talisa nadharji horta waanu bahan nahay, waa  qorshaha hada uu Cabdi Iley ku socdo waa kii ONLF.

1.            Dhulku maha deegan Somaliyeed ee waa ogadeniya

2.            Ogaden baa deganka ugu badanQoraalada dadweynaha

3.            Xurnimo yaan ka rabnaa itobiya oo waanala gumeystaa

4.            In hantida ummada la dhaco siyabo far badan

5.            In shaqaalaha dhaman madaxa leysku wada galiyo

6.            In mesha wacan niin halgamaa ah lagu qoro oo ogaden ah sida hada ka socota

7.            Nin kasta oo ka shaqeyaa nabada galiyada waa in uu noqdaa ogaden macal jigjiga

8.            In aan xabada lagu furo meelkasta ilen xabadan wax ku helnaa

9.            Al Shabaab,itixaadul islaam,onlf. UWSLF,ilyuu boolis waa isku hadaf itobiya wareertey moyee

10.          Xawalda kaah waa in aay noqota mesha wax kal furta( joint for all part)

11.          Isku dirka soomalida aan ahayn ogadenka  ee shacabka ah

Marka maxay is dhamaan cabdi iley isna waka wax uu qabto hada

1.            Mel kasta oo lacag talo ha loo dhibo nin ogaden

2.            Jidwaaq jigjiga ka saara ku xidha jeelka kana buxiya jeelka

Waa kala guurkii3.            Ciise ,isaaq, gadabuursi, marexaan, majeerten, dhulbahante.hawiye, waa soo galooti  oo waxaay ka soo galeen Soomaliya xabada ladhaca

4.            Wixi ogaden ka dhashey lacagtu waa dhigina ee booba

5.            Sirdonko dhan noqda ilen wax jaho iska leh manihin ee sidan ku shaqeysata

6.            Ogaden reer cali yusuf horta dharjiya  wax kasta u dhiba macal ku qurbaha joga ee reer cali yusuf kalaya iken waxaad ku dashen ONLF ee soo gala

7.            Wax qandaras oo ogeyin oo bixi kara majirto waxaa lasin reer kii ku baabay ONLF ta waa ogaden

8.            Bodhaka jigjiga iyo fiiq waxaa lo ogal yahaynin uu ogaden dhalay kaliya dhasha ogadenka

9.            Is ku dhax qasa haba lawayo wax dhukmenti ah oo latex raco waa in lasku shadheyaa dhamaan xafiisyada oo dhan shaqalahoda oo dhan macal xaqe nadifiso waa dibdib losodaa

10.          Waa in qurb joogta k dhaltey ogadenka kaliya lamrti qadaa  wasiiradu waa in aay dayar garow ugalaan soo dhaweyinta siya waxa qandaraas aad hayisan hada

11.          Somaliya ,kenaya ,itobiya, nin kii ku dhasha ee ogaden  waa itobiyan somalida kale majedo

12.          Wax xisbi logu yedhi karo majirto waan isku dha jirnaa dhamaanten  WAA ONLF ITIXAAD UWSLF ,ESPDP WAA DHOBO WARAARIS

2 fikir maxay ku la duwan yihin  manta maxaa jigjiga ka socda waa in aay jabhado kale ka dilacaan dhamaan deganda kale ee somalidu dagto oo latusaa itobiya in xabda laridi karo koley hada waxaa lagu jira diyaar garow cusub  maxaa yelay dawlad nimadu waxaay noqotey in kii xabda rida  laxurmeyo marka jidwaaq waa loga fadhiyaa isaaq waa loga fadhiyaa, majerten waa laga sugayaa.marexaan.hawiye. ciise.shaakhal .waad sexaten waad hurudan  hada qorshe kena   dhamaan tiin iska daya federal  federal

Tashada oo ka fikira mustaq balka danbe  waxaan ka sii yaba nahay kuwa qurbaha ku nol ee hada jogaku baqayaa meshey jogaan  war hadla radio jigjiga kaligii muxu qaban waa in lacawiyaa dhawaaqa  bbc voa jarmalka  waraarka ku baxa  ka hadal Fadlan radio jigjiga waxaan ka codsan lahyin in aad bulshada usoo qorto ciwanda federalka iyo telfonka cidacada oo dhan BBC VOA DOCH GERMAN RADI JIGJIGA DHAMAAN SOO QOR WAAN UBAHA  MACAL XAFIISKA REYSAL WASRAHA SAAN WARBIXINTA UGU GUDBINO  THANK,S RADIO JIGJIGA

Tooshka Lixqaadka ahRadio Jigjiga; Marka hore waad ku mahadsan tahay, qoraalkaaga, Laakiin magaca Beesha Ogaadeen aad baad u isticmaashay, wax yar aan ku xusuusiyee, cabdi Iley, iyo saaxibadii meesha uma joogaan iney wax walba ogaadeen siiyaan, ee waxa kaliya ee ay meesha u joogaan waa iney kii ka yeela ku danaystaan, miyaad ilowdeen iney yihiin kuwa Ogaadeen xasuuqa ugu xun u geystay, sadex todobaad ka hor waxay dileen boqolaal beeshan ah, kumanaana horey u jareen, kolkaas wax walba haku eedaynina Ogaadeen, ee waa kooxda yar ee ma xishoodayaasha ah, Cabdi ileyna madaxa u yahay, aadna waxay u jecel yihiin in loo hadlo sidaad soo qortay oo kale, waa koox rabta in laga dhigo sidii rag danta Ogaadeen wada oo kale, halkay iyagu yihiin sida dhabtu tahay Ogaadeen waxgardkiisii waxay dilaan, iyo waxay xidhaan ka dhigay, kolkaas walaalahay reer Jigjiga siyaasada ha iska xumaynina, walaalaheen Ogaadeena eed aysan lahayn dusha haka saarina ee aynu si wada jir kooxdan loo yaqaan bah Bililiqo iskaga qabano.
Dhanka Federal-ka iska ilooba, magaalada dhexdeeda ka bilaaba, markaad Jigjiga qiiq ka ridaan, buu MR. Zenawi idin dhageysan doonaa, inta ka horeysa hal dhag buu wax ka maqlaa, dhegtiina, kabtan Iley baa ku fadhiya, soo daabaca qoraaladan oo kale, aradayda kiciya, ugu dambayn cashar u dhiga Bah Bililiqo, midnimada beesha Absamena adkeeya!.

VOA Somali      BBC Somali   Deutsche Welle Amharic  VOA Amharic



  

Hashii garawo
R
adio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga, iyo calanka dawlada deegaanka


Radio Jigjiga (Jigjiga)  8-8-2011, Radio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga ee deegaan. Warkii oo Dhan
Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha
Sadexdan madaxweyne
A
wood qaybsiga madaxweyne Cabdi Iley, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno oo la shaaciyey


Radio Jigjiga (Jigjiga) Awood qaybsiga, iyo wada maamulka hayadaha dawlada ee madaxweynaha, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno, ayaa markii ugu horeysay la shaciyey. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.