Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

Doorashadii ay dadweynaha ka soo jeeda deegaanku ku dooranayeen jagada madaxweynaha ,iyo wareegii 1aad oo gabo-gabo ku dhaw



Doorashadii ay dadweynaha deegaanka ka soo jeeda kudooranayeen, shaqsiga ay jecel yihiin, inuu noqdo masuulka ugu sareeya, amaba madaxweynaha, ayaa wareegii koobaad gab-gabo ku dhow yahay.
Doorashada Radio Jigjiga
Sidaad la socotaanba, waxaanu shacabweynaha deegaanka ka soo jeeda, ee gudaha, iyo dibadaba u soo bandhignay iney codkooda ku dhiibtaan, doorashada jagada madaxweynaha deegaanka, doorashadani maahan, mid iska ciyaar, ama dheel dheel oo kale ah, balse waa mid si dhab ah u dhacaysa, waayo shirkada noo suura galisey codbixintani (poll service company) waa shirkada, hayadaha warbaahinta caalamiga ah sida: CNN, or BBC, u qaabilsan codqaadida, ama ay isticmaalaan waayo maahan codbixin la badali karo, ama la musuqmaasuqi karo, xataa farsama-yaqaanada Radio Jigjiga, sida dadweynaha kale, ayuun baan leenahay halkii qofba hal cod (firiya idinkuba inaad codka badali kartaan).

Si kastaba ha ahaatee, wajigii koobaad wuxuu dhamaan donaa shanta bishan July (5-July, 2011).
Wareega labaad waxaa loo qaban doonaa afarta (4) shaqsi ee ugu codka badan, wareega labaadna wuxuu socon doonaa hal bil, ka dibna labada shaqsi ee ugu codka badan baa loo qaban doonaa, doorashadii kama dambaysta ahayd (final runoff election).

Markaa nin walba shaqsiga xulkiisa ah, amaba uu jecel yahay inuu madaxweynaha deegaanka noqdo ha u codeeyo, inkasta oo doorashadani aysan official ahayn, hadana waxaa suuragal ah iney saameyn weyn ku yeelan doonto, madaxweynaha deegaankeena, ee xigi doona madaxweynaha hada Cabdi Maxamuud Cumar.
Remember this cyber election is unrig able, please vote, good luck!.



Wajigii labaad ee doorashada








  

Hashii garawo
R
adio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga, iyo calanka dawlada deegaanka


Radio Jigjiga (Jigjiga)  8-8-2011, Radio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga ee deegaan. Warkii oo Dhan
Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha
Sadexdan madaxweyne
A
wood qaybsiga madaxweyne Cabdi Iley, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno oo la shaaciyey


Radio Jigjiga (Jigjiga) Awood qaybsiga, iyo wada maamulka hayadaha dawlada ee madaxweynaha, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno, ayaa markii ugu horeysay la shaciyey. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.