Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

Ninkii Waalaa oo markale, arin waalan kula kacay reer Jigjiga

Radio Jigjiga (Jigjiga) Madaxweynaha deegaanka, ninka sida dhabta ah u waalan, Cabdi Iley,  ayaa markale, waali cusub kula kacay reer jigjiga.
Markay dadka badankiisa maqlaan, ninkii waalaa baa, waali kale ku kacay, ayey la tahay, in aan ula jeedo, gudoomiyihii xisbiga ee jagadiisa waaydaaanyeer ileyey, arintu sidaas maahan.
Gudoomiyuhu jago wuu heli karaa, isla markaana wuu waayi karaa, laakiin beelina cadka, ama qaybta ay dawlada ku leedahay ma waayi karto.

Waxaa inta badan, dawlada deegaanka caado u ahayd, sanadihii la soo dhaafay, in hadii xilka laga qaado nin jago sare ka hayey, dawlada, ay jagadaas u dhawr saneyd, amaba ay lahayd beesha masuulkaasi ka soo jeedo, arinta hadaba waalida ahi, waa arintan ah, in Cabdi iley, uu xubin nimadii Jidwaaq siiyey, beel kale oo horey u haysatey xubinteeda, waxaan ula jeedaa, xilka gudoomiyaha xisbiga, Cabdifataax ma lahayn ee beel baa iska lahayd.

Tusaale ahaan, Cabdi Iley, markuu xilkii gudiga fulinta ka xayuubiyey, Dr. Axmed Sheekh, halkiisii wuxuu soo galiyey nin isla beesha Axmed Sheekh ka dhashay ah (Cawlyahan) halka uu jagadii beesha jidwaaq, beel kale u loogey!.

Lama hubo iney waalidiisii horey looga bartay nooc ka mid ah tahay, arintani, in jaahilnimo u geysay, iyo in kaba sii darane, uu si kas ah, misana Jidwaaq ku xumee ah, u sameyey.
Malaha arintiisu waa tan danbe, hadayse tan dambe tahay, bahda Radio Jigjigo, sow akhyaarey, waxay idiin sheegi jireen dhab maahan?.
Cabdi iley, waa doqon dhiiran, doqon dhiirana, waxaa la yidhi; indhahiisu cirka ma arkaan, hal mar mooyee!.

Wuxuu kaluu maanta isku cadeeyey, inuu yahay jaahil aad iskula qabweyn, sida dhabtu tahayse, waa doqon nasiib daran, waayo wuxuu faraha la galaba guuldarey ku dhamaadaan,
Ugu dambeyn, Cabdi Iley, maanta,ayuu qumaati u cadaystay inuu daanyeer madow yahay, Markaa Gorilla-ha haloo sheego, in maalintii xerada Zoo-ga Jigjiga la keenay, Radio Jigjiga, daawanayey, malinta Zoo-ga laga saari doonana daawaneyno.
-wabilaahi tawfiiq- Cabdiraxmaan.







 

  
Jigjiga FM
Warbaahintii dawlada deegaanku lahayd ee magaalada Jigjiga oo lagu soo waramo inuu madaxweyne Cabdi Iley u adeegsanayo danihiisa gaarka ah

Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha

Misgistu, iyo Cabdi Iley
Maxaad kala socotaa, labada nin ee deegaanka Soomaalida, soo xukumay, misana loogu necbaanshaha badan yahay?


Radio Jigjiga (Jigjiga) 7-29-2011, Dadweynaha ku nool deegaanka Soomaalida, gaar ahaan, kuwooda degan caasimada Jigjiga, ayaa isku wada raacay, in intii madax, iyo masuuliyiin ka soo noqotay dhulkeena loogu necbaansho badnaa laba nin. Warkii oo Dhan
taalada Sayidka
W
aa maxay sababta guriga shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayid Maxamed Cabdulle Xasan?


Radio Jigjiga (Jigjiga) 8-5-2011, Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay dood weyni ka taagneyd sababta aqalka shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayidka. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.