Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

Ninkii si bililiqo ah Jigjiga dhul looga siiyow la soco, inaad ka carari doontid

Magaalada Laaca (Jigjiga Jano) waxay leedahay, taariik dheer oo aan lagu soo koobi karin qoraal gaaban, hase yeshee waxaa lama huraan ah inaan xusno muhiimiyada ay leedahay.
Gobalka laaca ama looyaqaano Jigjiga Zone waxaa dega qabiilo farabadan oo kuwada noolaa nabad iyo horumar.
 
Hadaba Beeraha iyo Dhulka ay kutaalo magaalada Laaca waxaa si khaas ah u leh deegaan ahaan Qabiilka Jidwaaq.
Wakhtigii Boqor Hayle Salase iyo Kalidii Taliye Mingistu Hayle Maram waxay Laaca ahayd magaalo muhiim ah oo laga maamulo gobalka Soomaalidu degto oo dhan, taas oo ciidamada shisheeye ay kadhigteen Saldhiga Xooga Ciidamada Cadceed kasoo baxa.
 Cabdi Iley
Dadka deegaanka dega ayaa waxaa soo gaadhay dhibaato aan qiyaas lahayn, dhibaatadaas oo saamaysay, xitaa ninkii laba guri leh mid laga qaato oo dadkale lasiiyo ama dawladu lawareergo.
Su'aashu waxay tahay maamuladaas xooga badan ee wadanka soo guumeystay miyay duubteen ama xanbaarteen hantidii iyo dhulkii maguurtada ahaa ee Reer Laaca?
Jawaabtu waamaya, waayo qofkasta oo dhoof kuyimaada mudo gaaban buu dhibkiisu kudul saarnaan karaa.
Waxaa mahad mudan Ilaahay marka labaadna waxaan waxaa mahad mudan Geesiyaashii Reer Jidwaaq iyo Shacabkii dadnimada lahaa ee isku duubnaa.
Reer Laacana waxay aakhirkii dib u qaateen hantidoodii mudada dheer laga haystay, iyadoon dood iyo muran lahayn.
Shaqsi kasta oo been iyo saaxiib iyo qaraabo lagu siiyay dhul ama hanti dad leeyahay habeen madow ayay ka dhaqaaqeen oo ay dhulkoodii aadeen.
 
Waxaan digniin aan dahsooni lahayn u diraynaa Qulqulatooyinka Jigjiga u dhul doonaya inay ku cimri qaataan cadowgii dhulka haystay ee daaraha dhaadheer kadhistay Laaca inay habeen madow kadhaqaaqeen.
Sidoo kale waxaan fariin u diraynaa Cabdi Iley, inuu ka tanaasulo qorsho xumada iyo indho la'aanta uu ku socdo, sidoo kale waxaan u sheegeynaa dadka uu daalinka ina Iley, khiyaamayo, uguna sheekeeyo inuu dhul bilaasha ah ka siinayo magaalada Jigjiga, ayna u suura gali doonin, ee sidii kuwii ka horeyey, kana xooga weyna, ay iyana barqo cad ka carari doonaan.
 
Waan kufaraxsanahay inaad soo dhaweyso qurba joogta kula bahbaililiqo ah ee laba Wajiilayaasha ah, balse hadii aad laaluush siinayso nin walba magaalada uu ku dhashay boos banaan kasii oo hadhistaan waxna ha u taraan umada ay kasoo jeedaan.
Laaca waa magaalo ragii lahaa u soo halgamay Goob Nabadeedna ka dhigay ilaa Qarnigii Will Waal, Ha u deymo la'aanin maalinta aad xilka ka dagtid todobaad kaa danbayn maayaan, hantida ay dhisaana raga aad hada hawadooda bilaa canshuurta aad  ku nooshayhay ayaa nabad iyo caano kula wareegi doona (Xoolo iyo ninkoodii Aragti baa kadhaxeysa), Ninkii dhoof kuyimidna isagay geeridu dhibi.
 
Cabdi Cali Xirsi
 

  
Jigjiga FM
Warbaahintii dawlada deegaanku lahayd ee magaalada Jigjiga oo lagu soo waramo inuu madaxweyne Cabdi Iley u adeegsanayo danihiisa gaarka ah

Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha

Misgistu, iyo Cabdi Iley
Maxaad kala socotaa, labada nin ee deegaanka Soomaalida, soo xukumay, misana loogu necbaanshaha badan yahay?


Radio Jigjiga (Jigjiga) 7-29-2011, Dadweynaha ku nool deegaanka Soomaalida, gaar ahaan, kuwooda degan caasimada Jigjiga, ayaa isku wada raacay, in intii madax, iyo masuuliyiin ka soo noqotay dhulkeena loogu necbaansho badnaa laba nin. Warkii oo Dhan
taalada Sayidka
W
aa maxay sababta guriga shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayid Maxamed Cabdulle Xasan?


Radio Jigjiga (Jigjiga) 8-5-2011, Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay dood weyni ka taagneyd sababta aqalka shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayidka. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.