Radio Jigjiga Home   
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News
Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

Radio Jigjiga (Qoraalada Dadweynaha) Ka dib markii aanu webkan soo galiney kartoonkii uu Cabdi Iley sheeganayey inuu Jigjiga bililiqo kula wareegey, ayey dadweyne aad u fara badani fikirkooda ka soo tabiyeen, hadaba hoos ka akhri qoraaladaas dadweyneynaha kuwooda macqoolka ah.

name: filsan xaaji
email: filsan65@hotmail.com
Subject: I Have a News / Warar Baan Hayaa:

jawaab hadhwanagnews walalayal dhawan wax maqaal dheer oo malo awaal ah wax ka qoray ku sabsan dds gaar ahaan dhulka uu dago beelaha absame warsidaha hadhwang ee waqoyiga somaliya ayaa qoray wax layaab leh waa ta kobaade jigjiga jano yaaleh? Ma waxaa leh isaaq mise gado buursi. Mise kuwo kale. Sxb jijiga waxaa leh beesga absame iyo adeerkod.gaar ahaana besha jidwaaq waxayna magaladu u qabsantahay bartird iyo yabaree. Sagashameyadi cabdi najiib wuxuu isku dayay in uu dhulka taarikhiga ah ee absame yidhado waa dhul lawado dago gaar ahaan jigjiga iyo qabri bayax. Taas oo beesha ogaden absame beenisay markay falanqaysay arinkaas. Beesha isaaq waa manorati dds waxaa kale oo layaab leh in xerada qaxootiga ee harta shekha uu damcay in uu dagmo kadhigo si lobaa biyo dagmada qaabri bayax oo ah damo ilaa xayle salase jirtay. Dhagaxbuur waa magalo absame waayabe isaaq ma hal km ayuu ujiraa degan ahaan. Runti ilaa marakay wuse lagasha ethiopia waxaa dhacaday in belaha absame saxadada qaarked si adah udhali jiren ama sicad loladagalamo sida belaha absame ee daga somaliya iyo kuwa daga ethiopia. Idaacada bbc somaliga ayaa kamid ah saxadada ladagalanta beelaha absame. Juboyinka waxaa daga absame oo dhan iyo aderkod magalada kismayo waxaa iska leh absame sida magaloyinka jigjga goday garisa sidas oo kale ayay u leyihin.hadaba dhulka absame maxaa logu wada halilaa? Waa ujedo kadanbayso siyasad no larabo in laga tirtiro geska africa wasirada ethiopia sisaz belaha absame oo lagawada xunyahay iyo heshiska cad ee dhexmaray wuslf onlf iyo ethiopia. Dhanka somaliya mamulka azania waa juboland waa laga xunyahay waana mamul absame hoganka uhayo.hadaba absame maxaa lagudbon gamacaha isqabsada oo kahortaga cadawgina iyo dadka idin neceb oo meel uga sowada jedsada filsan xaaji usa ohio colonbas
name: MOhamed Abdi Mohamed
email: leydhdaawo35@hotmail.com
Subject: Complain / Dacwo Qabid

walaal waan ku salamy salaan ka bacdi jigjiga waa magala madaxda somalida ethiopia hadaba walaal adiga hadii qabii wax kuu taryo nin absame ah ayaad tahy intaa wax ka badan ood sii faadh faadho yusan jirin ayaan ku leyahy hadii kale adiguna waxaad ka timid dhigriiley iisaguna wuxuu ka yimid marsin amaba dh/bouur sidaas darteed dacyada jooji oo war wax lagu fahmo ku soo qor web ka plz
hadii kale qabyalda naga daayoo cabdi ilay shaksinimadiisa wax ka sheeg mxamed subeer jigjiga logama horynin dhismo wanagsan iyo maglanimo.
name:
email:
Subject: Bogga Dadweynaha

waa dhab mangistu wakhtigiisii isagaa sheeganayay jijiga axmaaradan maanta jjga ka buuxdana inagu abuuray oo PPR kiina kari waayay...ina ilayna maanta waa sidiisii uun oo jjga wuxuu ku beerayaa tolkii hadaan hada la gaadhina sida axmaarada ayaan la kari doonin mustaqbalka.....waad asiibtay abtigiis.
name:
email:
Subject: Bogga Dadweynaha

waxaan u arkaa wax marnaba caqliga gali kara ahayn waxa aad meesha ku qortay labadooduba way habawsan yihiin adiga laftaadu waad habawsantahay jigjiga waxa leh jidwaaq waxaan kaa codsanayaa inaad sawirkan ka saarto meesha oo aad si wayn uga fiirsato
name: jamaca
email: caashr@hotmail.com
Subject: Bogga Dadweynaha

cabdi iley waxaa uu rabaa in uu kumash quliyo wax uu hada ku hayo gobolka jigjiga isaga oo wada in uu iska horgey beelaha dagangobolka jigjiga bal ufirso wax uu hada ka wado jigjiga waxaa uu ku fanaa in jigjiga ka sari dono daka asal ahaan uleh jigjiga isga oo kal qeyibinaya qarna ushegaya in uu ka adkeysin dono sida hada ugu ku shekeyaa in uu beesha GARI uu ka dhigi donota ugu badan madamey uu beesha jidwaaq ku tagan tahay hadana waxaa uu bilabey in uu kala qeyibiyo isla beesha bartire,iska dhawra beesha abaskuul,yabare ,iskadhawwra,beesha abaskuul iyo bartire, kaba siidaran ee waxaa uu rabaa in uu isla beesha abaskuul yuu karabaa in isku diro waxaa uu ku dhaha waxaad kala tihin reer araarso iyo reer galbeed bal ufirso hada wax ka socda jigjiga waxaa bilabantay in uu uryaha uga saro reerka uu ka soo jedo cali yusuf waxaa hada jigjiga ka socdaa waa hadaad tahay ninadag oo onlf ah inlaga dhigi xubuin ka mad ah dawlaa deganka soomalida waa waxa aay bulshadu layaban tahay dhamaan onlf tii oo dhan waaa uu sidayey lakin waxaa jelka ku jira waa beesha abaskuul kaliya waxaa hada ku jira 189 kaliya oo beesha ah marka mangistu waa uu ka daran yahay ee waa cadawga beesha waxaan lagali dona dagal wax uu ku dhiman dono waa gacanta beesha
name: dirbi jidwaa
email:
Subject: Bogga Dadweynaha

WAA SAWIRKII UGU QIYAASTA BADNAA
AMA KA TURJUMAYEY XAQIIQDA SAXDA EE JIRTA
LAAKIIN HORAA LOO YIRI I ARKAA WAXAA KA DANBEEN I QARIYAAY

ABDI ILAY FAALARI GILGILOSHO KAGAMA HARTO

REER JIGJIGA CIIDA CIID WANAAGSAN CIIDA

CABDI ILAY IYO LIYUU BOOLISKA WAXAA LAGAYN FRONTLINE ERETERIYAA ILEEN ASAGAA AYAA HEERKA GAARSIIYAY ONLF MARKA DABKII UU SHIDAY WAA INUU DAMIYAA KA DIBNA JEEL AMA DIL TOOGASHO AH SABABTOO AH WAXA UU SOOWADO INUU COLAADA MEEL WALBO KA DHIGO UU ISKU KAYNA DIRO ANAGA IYO DADKII WALAALAHA AHAA ONLF UU YIRI YAAN LALA HADLIN MAXEEY KU KALA DUWANYIHIIN MARKA UU LEEYAHAY (ANIGA OGADEEN) YAA WAYDIIYAY SUAASHA MICNAHADU WAA ANIGA (ONLF)
WAANA TOP SECRET OO AY ISKU GARTAAN
BAHBILIQO IYO ONLF MELESNA WAA UU FAHMEY,

TIME IS END NOW SORRY

MAHADSNID KING OF THE RADIO JIGJIGA VIVA
name: Dabcasar
email:
Subject: Bogga Dadweynaha

Waa wax laga yaayaqsoodo in madaxwayne nin sheeganahayaa qabiil u taagnaado,la taagnaado.
Dadkoo dhan baa ilaah mauul ugu dhigay,haduu cadaalad u ameeyana magac iyo taariikh bay u noqonlahayd.Ninkani madaama uuan lahayn awoodii garaho iyo aqooneedba waa inuu ameeyaa wax kata oo cimri dharar ula muuqda.
name: Fawi A amnje
email:
Subject: Bogga Dadweynaha

Mangistu Haile Maram ayaa ila soo hadlay kadib markuu arkay ninka la barbar dhigay.Wuxu ku dooday,waryaaya shacab meel dagan oo reer baadiye ah waligay ma xasuuqin.SHaqsi la xukumayna laguma qaraacin xabsi dhexdiis. Jabhad ila diriraysana sirdoon iyo ciidan kuwanaga dhabarka ka toogta ciidan kama dhigan.Anigu nin dalkiisa cadaw ka difaacayay inaan ahaa ayaabaan isku arkaa. War kanu waa kii hooyadiis suuqa ku dhex garaacay. War waan ooyay buu yiri mingiste markaad ninkaa i ag dhigteen.Ana intaan oohintii ku daray ayaabaan iri raali ahaw,xaal qaado,Cabdi Ilay walaashiis baan ku siiyay.Inta Mangistu madaxa qabsaday||||| AGA AGA war tii hore tanaaba ka daran
name: xamdi
email:
Subject: Bogga Dadweynaha

waa sawir aad u qaab wacan!!!
name: xog maal
email: bmohamed772hotmail.com
Subject: Bogga Dadweynaha

a/s/c/w/ bacdasalaan hadaan kahadalo sida aan uarko sawirkan waa mid macno badan xanbaarsan balse waxaa laga yaaba in aniga haan amaba reer jigjiga ahaan amaba magaaloyinka qaar kood in kalidii taliyihii min kistiaha waxbadan ay kuxasuustaan balsee waxay ilathay aniga in minkisti marwalba aan loodarsan hayn waxaan ahayn reer q/bayax oo iyaga gobal usiiyaay 1988 dhex deedii walina wax udhaama mayna helin ilaahada oo laleeyahay waxaa jirta dolad soomaali yeed waayo xaquu kalidii dalisku siiyaay ayayba laayihiin eh maxaad umalayn waxkalana . sawirkan dadna wax buu xasuu sin dadna wax buu ilawsiin eh hadaan aniga iskahadlo marna maisidhaaheen nin somali ah yaa dhaa miwaayi gaal gaal dhalay waa mikisti eh . wabilaahi toofiiq
name: A.A
email:
Subject: Bogga Dadweynaha
Submit1: submit

CIIDAMADA SIRDOONKA JIDWAAQ OO SOO OGAADEY XAQIIQADA UU HOREY U OGAADAY RADIOJIGJIGA AMUURTAAS OO MARAG MADOONTA AH ANAGAA MAANTA HAYNA IYDOO CODA OO UUSHEEGAYO NIN AAD GARANAYSAAN OO AHAAN JIRAY GOLAHII FULINTA ONLF IYO MADAXA HUBKA IYO SAADKA GUDAHA AYUU AHAA CABDINUUR SOOYAAN ISAGOO SHEEGAY IN AY DAWLADA DEEGAANKU MAANTA TAHAY DAWLAD OGAADEEN ISLA MARKAAN DAGAALKULA JIRTA BEELAHA KALE EE HOREY NABADA U AHAA ISAGOO U DHIGAYA HADALKA SI KALE OO LEH WAXAY KA XUN YIHIIN NABADA AAN QAADANAY IYO HOREY AYAY OGADEEN DAMBI UGA GALEEN ISLA MARKAANA SHEEGAYA CIIDAMADA LYU POLICEKU INAY YIHIIN OGADEN ISLA MARKAANA UU ISAGU KATIRSAN YAHAY ISAGOO SHEEGTAY INUU MAANTA YAHAY GUDOOMIYAHA AMNIGA DDS ...LASOCDA IYADOO MAQALA GOORDHOW
name: Sagaalad
email: Sagaalad@hotmail.com
Subject: Bogga Dadweynaha

walaalayaal magalada waa magalo ethiopia ah eeyna u siman yihiin dhaman somalida deganka tegda iyo ethiopianka kalena eey xaq ku leeyihiin; jijiga horumari meeyso hadeey noqoqto magalo qabiil. deeganada miyiga ku xeran wa laga yaba in reerko kala gaar ah eey shegan karan daaqsinteeda iyo beerahedaba. marka an kala saarno miyi iyo magalo
name: muna
email: faiyo@hotmail.co.uk
Subject: Bogga Dadweynaha

Waxaan hubaa oo dhab ah in reer cali yuusuf leeyhay jigjiga waayo waa laan dheere reer cabdulle ninkii magaaladiisa haysan waayaa waa loo haynayaa laan gaab jidwaaq adigoo ah sideed ku damacdeen magaalada quruxdaa leh ee dakhliga badan ee soomaaliyooo dhan u dhaxaysa iska ilow jigjiga hada waxaan u naqaanaa jigjiga cali yusuf ee barasho wanaagsan
name: wadani ddsi
email: sulaymaan20111@hotmail.com
Subject: Bogga Dadweynaha

walaal marka hore waxaan salamayaa bahdana radiojigjiga iyo waxbaahinta madaxabanaan intaa kadib waxaan doonayaa in aan ujawaabo nin layidhaahdo ama isku magacaabay aarka geeska afrika sxb waxaa tahay nin miskiina oo riyoonaya oo aa lasocon waxa kasocda ddsi markaad leedahay hogaamiya xooxeedaka layidhaahdo ina ilay wuxuu haystaa 15,000 oo askari oo waxaan waxkaqaadaynin xataa r\w mudane malas sinaawi waxaan ognahay in maantaba laga qaaday awoodiin ama maamulkii liyuu boolis oo markii hore sitoos ah usoos umaa mulayay in kastoo la odhan jiray waxaa maamula maqaarsaarka c\laahi itoobiya kaasoo wax uu ka ogyahay uusan jirin uu sitoos ah umaamulayay godoomiyaha bah- bililiqo ina,ilay intaas waxaa sii dheer in maanta laga wareejiyay taliskii hore oo lageeyay heradii seerbida taasoo ladoonayo in ay sitoos ah uhoostagaan dowlada dhexe inshaa,alaah maanlin dhow iyagoo markii hore taliskodu ahaa xafiiska hogaanka nabadgaliyada iyo cadaalada lagana badalay taasina waxay ku tusaysaa in ayna ciidan liuu boolinku ay yihiin mawaadiniin uhalgamaya dadkooda iyo dalkooda habeen iyo dharaar utaagan sugida nabad galiyada ciidooda hooyo kanasoohooyay guulooyin lagu faani kara wixii khaladaad ahna waxaa mas,uulka ah godoomiyaha bah-bililiqo iyo wixii lasafan inshaa,alaah taasina waydhamaatay manta sxb hamoodi ciidaanka liyuu booliska in ay yihii ciidan qabiil ee waa ciidan qaran mana laha ina,ilay iyo asxaabtiisobo saas ulasoco war maqaboo







 

 

 
radio on Facebook

beesha xasan Cismaan
Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar

video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.