Jawaabihii
dadweynaha ee ku saabsanaa tartanka beelaha ee jagada madaxweynaha
deegaanka
Ka dib markii aanu soo qornay warkii sheegayey, in beelo ka mid ah
beelaha deegaanka dega ay tartan ugu jiraan jagada madaxweynaha
deegaanka.
Hadaba waxaa dhacday inaanu helnay e-mail aad u fara badan, e-mail-ladan
ayaa iskugu jira kuwo ku saabsan ujeedada qoraalka, qaarkood waa iska af
xumo iyo ujeedo la'aan, qaarkood bahda RJ, bey si bilaa macno ah weerar
ugu soo qaadeen, qaarkood waa dad wadaniyiin ah, isla markanaa doonaya
in dhulkooda nabad, iyo cadaaladi ka dhacdo.
Si kastaba ha noqotee, bal nala akhriya waxay ay dadweynahani noo soo
qoreen, lana socda waxaa ku jira qoraalo aad badankiinu dhibsan doontaan,
markaa qof kasta cagligiisa, iyo aragtidiisu inta ay dhan tahay nala
arka!. -mahadsanid-

name:
Nuur
email:
Hoodaale20008@hotmail.com
Fiqicumar inaad isticmaashaan ayaa fiican
sxbayaal mida kale sheekhaas{fiqicumar} maaha kilil5 ee waa maamul gaar
ah oo toos uhoostaga e.p.r.d.f.
name:
cabdulaahi
email:
cabdifatah@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
salan
kadib waxaan u maleen in
dorkan kii abaskuul uyahaey sabab tuna waa in mudo badan ogaadeenku ku
awrkacsan jirey takale waa in ay beel balaadhan tahay idekale
isbahaaysigii reer aw ayeey kamid ahaad mida kale casimada ayeey wax ku
leedahay oo wajwaq ta ugudan beysa waa beel sumcadeedu cafimaad qabto oo
somalidu soo dhaween
name:
mahamed
email:
hahamud1972@gmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
markahore waxaan salaamayaa maamulka iyo
shaqalaha jigjiganews.com markalabaad runtii waxaan aad ugaxumaaday
qoraalka lagusheegay in reer ugaas warfaa rabaan xukunka DDS
waa been cad oo aan geedloogu soogabanin waa lagayaaba in shakhsi
hunguri qaado laakiin marnaba talo reerku leeyahay kumadhacayso midakale
waxaa layaab igunoqotay booska uu ninkani reerka galiyey xaga halganka
runtii reer ugaas warfaa waa udubdhexaadka halkanka xag deegaan
iyo xag qabiilba xaga deegaanka qorahay waa badhtama shanta gobol ee
halganka hogaamisa sida nogob wardheer dhagaxbuur iyo godaygacalo taa
macneheedu maaha inayna goboladakale dagaalamin lakiin waxaan kahadlayaa
waa hormuudka halganka xaga qabiilka rer ugaas warfaa waa boqortooyada
besha ogaadeen sidaas daradeed marnaba qaadan mayno quursi iyo wax aan
uqalmin umada somaliyeed lakiin hunguri xume heer walba uu joogaa
name:
cabdi maxamed
email:
bmohamed77@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
A.S.C.waad
mahadsan tihiin akhyaarta dhamaantin
bacdasalaan hadaan
wax yar kudarsado fikirkayga belaha
isku soodiyaariyay in ayqabtaan jagadamadaxwaynaha edegaanka somalida .madhaamidoonaan
kuwiihoray usoohan jiray
maxayse soobandhigeen in ay kaga badalanyihiin
kuwiihore? hadaan fiirino
besha abaskuul
oowakhti hore ugu dan beeya madaxwaynaha degaanka soomalid ethopio .
ahna qabiilaka uguhoreyay eqabta jagada madaxwayno nimada
balse sanadahan danbe aan wali gacantoodasoogalin
maxaase kahorjooga waa is waydiin eh
ma absamanida
kahorajoogta misee
isku duub nilaaanta ka kalataagan gudahabeesha ?
name:
ifrax
email:
muna2017@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
wad salaamantihiin
bahad RADIO JIGIJIGA gaar haan inta xiisayasa iyo sh qaalaha
intaas hadaan kagud bo wxaan idin leeyahay kolay waad ogtihiin
cakaara news waxay noqotay meel uuleyahay ina ilay
idinku hanaqonina meel despin ah oo qashinka lagu qubowaxaan
kawadaa cid waliba yayna idinka dhiganin meel ya danahooda kafushadaan
hanaqoto hana lagu arko meelihii loosooradsado wararka iyo
xaalada duunka kataagan guuad haan iyo gaar ahaanba
sxb bayaal waad salaamantihiin
name:
Dr Dufle Daanshe
email:
Subject:
Bogga Dadweynaha
Markaan qiimeeyo qoraaladaada, waxaa ii soo
baxeysa inaad jaahil tahay aanan xitaa Af-Soomaali qori aqoon, bal eeg,
xitaa ma garan kartid meesha uu ha'kadka galo iyo meesha uu joogsiga
galo. Tan kale, siyaasad waxaad ka ogtahay majirto, waxa aad qortana wax
micno ah oo sameynayaa, wakhti lumis mooyee, ma jirto. Xitaa waxa aad
dooneyso qaabka loo raadiyo ma garaneysid. Simply put, "YOU ARE AN
IDIOT! Did I say it right? An idiot, with capital "I" yup, you heard me!
Dr. Dufle Daanshe
name:
Xareed
email:
Xareed36@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Ogaaden hanoolaado
name:
email:
Subject:
Bogga Dadweynaha
kkk kk war sawkii lalahaa sanadkan reer Haruun
ka reer isahaaq baa loodhiibaya gar ahaan wasiirkii ganacsiga mise iyagu
waa ONLF kkk
name:
Toosiye
email:
Heegan2008@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Kolay OGAADEEN Ka uun hala isaga daayo , hadi
kale markale ayay duurka ku noqon, iTOOBIYA taas way fahan san tahay,
marka beelaha kale candhuufta iska liqa.
name:
in aw cismaan
email:
kiinya2006@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
HORTA WAXAAN LEEHAY HORAA LOO YIDHI NINKAAN WAXA
JOOGA GARAN WAXA SOO SOCDA MA GARTO SHALAY AYEYE AHAYD MARKAY JAARSO KA
BIYA DIIDAY MAAMUL XUMADA MEESHA TAALA EE OGADEN WADA ADYYNKA HALKEEE
LAGU ARKAY BEEL ISKU KALA QAAD QAADA JILIB MARKA AWOOD LA QAYBSANAYO WAA
YAAB GOLAHA WASIIRADA OGADEN WAXA UU KU SOO GALAA KANA CAWLYAHAN KAA REE
ISAAQ KANAA REE CABDILE BEELAHA KALANA IYGOO ISKU DUUBAN AYAA LA YIDHAAH
DAA SIDAN WAA JIDWAQ WAA JAARSO WAA ISAAQ WAA CIISE WAA GADABUURSI NOO
LAMA KALA QAAD QAADO MAGAC GUUD LAKINSE OGADEEN MAXAA LOO KALA QAAD
QAADAYAA SOW MAAHA AAN CANKA BUUXSADO WALEE WAAN KAA YEELIN JIGJIGAN
WAXAA ISKA LEH SEDEX REER OO WALIGEED LOO OGAA WAANA SEDEXDA UGU DHAW
DHAW EE SOO GALA AAGEEDA AMA CAANA DIIQDEEDU SOO GAADHO WAANA BARTIRE
JAARSO AKISHO WAXAA SOO RAACA GARI IYO YABAREE
name:
garad wiilwaal
email:
fowzi143@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
sxb yaal waa ini salamy dhamantiin madama ay
belaha degam ka ay utartamyaan madxwaynimda dal ka away beeshii casimada
udhalatay way ku jirtaa daka utartamaya xilkawaliba waa beesha ugu
horaysa ee ogalatay in laga dhigo casimada kilika shanaad ee jigjiga
beesha waa is ka taqnaa waa balwaynata laag madoobe ee bartire sxb xaq
waxaa uleh bartire qasatan laag madobe mayelayno hada ayan nabada
jojinayana waa inoo col ogdena ma qani abskuulna m,a qani
cisana ma qani wab
aiga xanajiseen way way way
name:
Hasan
email:
atoore31@hotmail.com
Subject:
Radio Jigjiga (site)
ASC SALAAN KABACDI WAXAAN AAD USALAMAYAA RADIO
JIGJIGA OO U SHAQEEYA HAB CADAALAD IYO SINAAN KU DHISAN IYO XAQIIQIYAN
WARARKA GOBOLKA OO UU US HEEGO SI DHABA WALAAL SALAAN KABCDI WAXAAN
AAMINSAHAY ANIGU FIKIRKAN AH AFARTA BEELOOD EE AAD U SOO MAGACOWDEEN
LABA KAMIDA WEY ISTAAHILAAN LKN LABADA KALE MA ISTAAHILAAN WAKHTIGAN
XAADIRKA AH LABADA ISTAAHILAA WAA BEESHA
CIISE IYO BEESHA ABASKUUL WAAYO WAA LABA MUWAADIN OO XAQ U LEH
INAY XUKUMAAN WADANKA BEESHA SADEXAADNA WAA SHEEKHAASH
BEESHA AFRAADNA WAA ISAAQ WBH TAWFIQ.
name:
sulub abdi maxamed
email:
buubaa60@yahoo.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
salaan sare
marka hore waxaan mahad celin balaadhan ujeedin hayaa bahda radio
jigjiga oo aan runtii dhihi karo waxay muujiyeen
soo tabinta cabashada dadwaynaha deegaanka oo aad moodo inuu koox
gacanta u galay marka sidaas darteed waxaan u mahad celin hayaa dhamana
bahda saxaafada xorta aha
anigu waxaan ku darsan lahaa in beesha camar yusuf
aad moodid in laba ilaawy beesha camar yuuusuf oo aha beelaha ugu
tunka wayn gobolka fiiq ayaad moodaa in baryahan danbe deegaanka aan
xaqoodii haysanin
sidaas darteeed anigu waxaan ku talin lahaa
beel walba oo dagta dowlada degaanka soamlida waxaan qabaa inay
xaq uleedahay inay qabato madaxnimada dowlada deegaanka somalida anigu
aragti ahaan aniga oo qaba ilahay inuu umada madax uga dhigo mid
cadaalad iyo nabad galyo iyo rayn rayn ku haga midkale ee aan rabo inaan
bahada raadio jigjiga xasuusiyo deegaaanada dhaca dhanka xuduuda inoo
dhaxaysa oromiya ama beelahaasi dagan xuduuda oodhan majiraan cid
kawarhayso ama og xaal kooda iyaga oo dadkaasi aan haysanin dhamaan wax
yaabaha nolosha aasasiga aha
marka waxaan ka codsanlaaha bahada raadio jigjiga inay
dardar galiyaan xusida deegaankaasi waad mahad santihiin wada
shaqayn wacan
name:
Cabdalle345@hotmail.com
email:
Cabdale xuseen
Subject:
Bogga Dadweynaha
Waan ku salaamay c/raxmaan ..
Waxaca xaqiiqa ah in reer jigjiga maanta ay arkeen dhibka iyo
qabyaalada lagu hayo reer jigjiga.waxaad aragtaa councilkii,waxaad
aragtaa biyihii jigjiga oo aan wali wax laga qaban oo meelo kale
laleeyahay biyaa lags dhargay..wali NSA aan arag Ina ilay oo kale balse
waxaa reer jigjiga ugu baaqayaa meel lasts oo ay joogaan in ridaan Ina
ilay oo ay dacweeyaan ..waxay reer jigjiga kula talinyaa inay taageeraan
dawladooda federaalka ayna la xisaabtamaan
name:
Faarax
email:
Farax129@yahoo.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Reer jigjiga ha iskaqabtaan jaahilkan qabiiliga
ah halookoco sidii loo tuurilahaa jaahilkan haloo tago zenawi oo ha loo
sheego wuxuu yahay.aadbaan kuu salaamyaa c/raxmaan sheekh xasan.
name:
email:
Subject:
Bogga Dadweynaha
ANIGA RAYIGAYGA ARINTAA WAA KHALAD SABABTOO AH
RUUXA MADAXWAYNAHA LOO DOORAN HAYO WAA IN KARTIDIISA CILMIGIISA IYO
XIRFADDA UU ULEEYAHAY SHAQADAN LOO FIIRIYO EE AAN LOO FIIRININ QABIILYAR
IYO QABIILBADAN TOONA LAAKIIN INAGA SOOMAALIDA AYAAN ULA JEEDAAYE WAXBA
GACAN INOOGUMA JIRAAN TIGREEGA AYAA HADBA KAYRABAAN MEESHA U DHIIBTA
MARKA WAXAAN KUGULA TALIN LAHAA QORAALADAADA AAD OGAADEEN KU WEERARTO U
WAREEJI DHINACA TIGREEGA AYAGAA AWOODDA HAYSTA ILAAHAY KA SOKOW
name:
ahmed
email:
abshir.ahmed@gmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Hi.
War
Awoowgaa lagubye,Qabaa-iladu ma-intaa, mise waa kaa aqoondaro.
Nin baa
yiri,Geedaha Dagaankan kabaxa waan soo tiriyey, markaabaa lawaydiiyey,
magac yadii geedaha uu tiriyey,markii uu dhameeyey ayaa nin odayoo ragii
meesha fadhiyey unbaa yiri(warheedhee geedihii oodhan baan tiriyey, kii
uwaynaana waan ilaaway Rag sheekadi maaha
Egakada
9ka gobol ee kililku kakooban yahay,
WArdheer ayaa u wayn, Beesha HARTI ayaana degta,tiradana kuuguma
jirto,
Waxaa
nasib daraa intaad Shiikhaal,Dir Karinle hawiye iyo Isaaq garatay inaad
Hartiga iloowdaa meesha maqabato.
Waxaad
kadhalatay Qabaa-ilada Somaliyeed ku aan ugu xurmo badiyo, waa hadaad
tahay Abaskuul ama kudhow (jidwaaq), kuuguna caruun maynee, sheeko
mukhaarasha oonu ku qanacno kusoo jawaab, ama sabab looqaateena oonu
ilowshahaaga ku jidayno soo sheeg.NABAD KUWAAR
name:
abdullahi cabdi dhubow
email:
shureym2003@hotmail.com
Subject:
Complain / Dacwo Qabid
Submit1:
submit
Remote Name: 62.24.126.119
Remote User:
HTTP User Agent: Mozilla/4.0 (compatible; MSIE 8.0; Windows NT 5.1;
Trident/4.0; SIMBAR={99C2044F-0E92-11E1-A6A0-0008027E7D04}; InfoPath.1)
Body:
walaal waxaan dacwad ka qabaa maxaa la isu
garab dhigay jilibyada yar yar iyo beesha jidwaaq.
tusaale ahaan waxaad tiri beesha ogadeen iyo cowlyahan iyo reer
warfaa.
marka waxaa ila qummeed in aad tiraahdo beesha reer aw warfaa
ama ismaaciil wax noocaas ah mar hadii aad tiri reer reer ugaas
warafaa
name:
cali
email:
miirta12@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
salan marka hore rjg kadib waa war fican waxan
aad qiyaasteen waana wax dhici kara ee waxan idin waydiyay away beeshii
reer isaaq oo degan ahaana kamid kuwa ugu dhaw caasimada jigjiga muma
caarad ayay noqdeen
name:
nimcaan
email:
kingsomali@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
marka hore waxan si qadarin ku jirto u
salaamayaa bahda radio jigjiga
waxaan aad ugu farxay sida quruxda badan eed
maqaalkan u qorteen maanta waxa la taaganyahay wakhtigii jidwaaq xaqiisa
heli lahaa waa qabiilka kaliya ee nabada deeganka had iyo jeer heeganka
ugu jiray balse xaqiisa la doodsiiyay waxan aaminsanahay in hadii manta
jidwaaq qabto xilka in qabiil walbaa ku qanci lahaa maanta walaladena
ogaden waxan odhanlahaa anagana bal marlayaga na eega * dhaman qabilada
deeganku sharaf ayay naga mudanyihiin.
name:
c\raxmaan
email:
c_raxmaan_200@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
marhore a\s dhamaan
intaa kdib waxaan kutalinlahaa nin walowmeesha
aad leedahay ee imika aadgantahay mashakibaa kaaga jira hadii uun shaki
kaaga jirin sxb dadlka waan wadaleenahay waxaan fiicnaanlahay in aan
kadoodno wax wadankeena uhorseedaya nabad iyo baraaqo iyo sidii aan uga
midha dhalinlahay arimahaa oo aan kuwada loolaano cadaalad iyo sisaan oo
uu sharcigu shaqeeyo ninna uuna kawaynay sharciga taas ayaa fiicnaan
lahayd ninka udoodayoo bah-biliqo kuwaas gabalkoodii wuu dhacay waxkale
lakaalay aan kadoono sida uu walaal keen c\raxmaan uu kusheegay
maqaalkiisa beelaha doonaya in ayqabtaan madaxwaynaha waana arin fiican
waxan haboonaan lahay in ala arko beelaha aan wali noqon madaxwayni sida
jidwaaq loo isbadal dhinac walba uudhaco taas ayay cadaaladu ku imaan
waayo dastoorku wuxuu qorayaa in uu ninkasta
oo udhashay ddsi in uu xaq uleeyahay in uu noqdo madaxwayne iwm
taas aaan taageerno oo inagaa ubaxii wadanka ah ee samayno isbadal
dhinacwalba ah
name:
cabdi
email:
cabdiladif143@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
waadmahadsantihiin
bahwaynata radiojigjiga . belahan aad sheektay in ay isku diyaarin
hayaan waasax waana
arin meesheedku
haboon waayo ma aha madax
wayna nimado gobalku
mid halreer leeyahay
ama in koox ah sidaa
darteed waa
xaq in ay
beelahan hada qabtaan
siiba beesha
abaskuul ooah beesha
ugu badan in tan
meesha lagu sheegay .
ah na beesha kali ya e wax
dhib ah aan u gaysan
deegaan ka haday
tahay xaga nabad
galyada ma
xag walba .
ok byyy
name:
cabdi maxamed
email:
bmohamed77@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
a/s/w/ . bahwaynta radiojigjiga
waad mahadsantihiin
& akhristayaasha
sharaftaleh . hadaan
usoolaabto fikirkayga
kuwajahan in beelahan
4 ah
in ay jagada madaxwayne
qabtaan shakikumajiro
in ay xaq uleeyihin
balsee maiswaydiiyeen
in aysan dadka
ugadarnaan
kuwiihore uqabtay jagada madaxwayn nimo
. siiba besha
cowlyan & abaskuul o
ah qabiilaka kali ya
eehabyaraate eh wax mucaaradah aan lahayn
hadii mucaaradlaaan
lagu door tu
madax wayna nimada
haday tahay
nabad gaya da
ahaday tahay istiraajiyada
deegaanka . haday
tahay dhinacwalba
ahna BESHA UGU
FARAHABADAN
AFARTAN BEELOOD E
KU XU SAN MEESHAN .in
badana o dadwaynahay
deegaan kuna isway
diiyaan marwalba
war maxay abaskuul
uqabana laada hay mar
uun madax ti
nimada D/D/S
OK BAYYYYYY
name:
wiil baratire
email:
fookheye3@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
asc dhaman halkan waxa ka salamy radio jijiga
dhamantiin wad salmtihidiin sxb yaal wan garanay belahan isi so sharaxay
away beshii bartire eee xaqa ullhayd in aya noqoto manta madaxwayanaha
kilin ka shanaad ama somli galbeed away manata ayada nabada u hormuda oo
dawlada ku so dhawaysay magalada hada casimada u ah ee jijiga sidan xaq
ma ha awy aqonyahankii bartire away madaxdii bartire away cuqashii
bartire hal kan waxaa umarina odayasha dhalinyarada iyo aqoyhan ka besha
bartire in ay noo so dhiciyaan xaqeena manta aan ku lenahay kilin ka
yeli mayno
name:
Cali
email:
Subject:
Bogga Dadweynaha
Saadaasha iyo falaqayntu ma xuma,laakiin
qaabka aad u dhigteen waa ina ileey oo aad kusii dirteen uun
beesha ree Warfaa,wixii uu beeshaas ku sameeyo idinka amasuul idinka ah
waa doqon oo hada ayuu layntooda iyo qabjabintooda bilaabiye.
name:
email:
Subject:
Bogga Dadweynaha
waxay ila tahay in doorkan CIISE loo dhiibo,
anuu ciise ma ihi ogaadeenna ma ihi balse waxan ka hadlayaa cidda aan
inuun daacadnimo ku tuhmayo markaa waxaannu leenahay CIISE halanoogu
dhiibo
name:
mataanciideed
email:
king of reer ciideed@gmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Aniga waxay ila tahay madax wayne dambe oo
laangaab ah inuu san kililka madax ka noqonin sababtoo ah waxaa cashir
inoogu filan ina Ilay laangaab cuqdad qaba haduu madax noqdo waxuu dooni
inuu dadkoo dhan baabi'iyo oo uu qabiilkiisa la simo ina ilay waxuu yiri
qabiil reer cali yusuf ka laan dheeraysan yuusan jirin oo hala la simo
reeer cali yuusuf dadkoo dhan taana ilaahay ayaa bixiya markaad markaad
kursiga ka dagato xeradii
awoowgaa ayaan kugu xarayn ee la soco
name:
dhaqane
email:
waranle1@live.com
Subject:
General Contacts / Xidhiidh Guud
asc marka hore waxaan radiojigjiga ka codsanayaa
inaad isku daydaan inaad isu keeni kartaan umada absame xukuumadu waa
tagi kartaa barito laakiin kala qaybinta aad kala qaybinaysaan ka daaya
oo yaan laydinka faa iidaysan qoraalada aad soo qoraysaan ee absame kala
taga ah ka daaya ee isu mideeya marka hore ka dib umada ayadaa ka
tashanaysa aayaheeda oo raadinaysa waxii u dan ah laakiin mahan inaad
taageertaan umad adigaba cadow kugu ah oo bulshadaada neceb mida labaad
mucaarad waa la noqdaa laakiin mahan inaad umad kale calan u sudhaan
degaanka aad maanta haysatid kolay aniga fikrad ahaan way ila qaldan
tahay qaabka aad u adeegsanaysaan webka wax yaallo qaar waad ku
amaanantihiin oo baraarajinta aad baraarujisaan shacabka ee aad uga
digaysaan hoga ay galayaan waa fiican tahay markaa raalina ha layga
ahaado oo bal isku daya inaad wax ka badali kartaa qoraalada qaar
waanad ku mahadsan tihiin fursada aad na siiseen ee ah ka soo
qayb galka mushtamaca ama barta internetka ee dadwaynaha kulmisa
ILAAHBAA MAHAD LEH
name:
maxamuud axmed
email:
najaad2@hotmail.fr
Subject:
I Have a News / Warar Baan Hayaa
asc ka dib
sida aan qabo anigu waxay ilatahay in aan cidna laga tashan hayn
magacabista madaxweyne iyo ku xigeen toona
maxaa yeelay ma jiro cid la way diin waxaa magacaba zinawi uu
kaliya marka xaqiida laga hadlo
waxa fiican in aan sugno ninkuu keeno sidii hore baa aan ooga
baranay midbuu keeni ahaa
amrane fariin sidaa ahaa
marka somali meesha tale ku malaha waxaan nahay
lootaliyayaal waan
tashan markan tashano ayaan
is waydiin hayna cida la dooran iyo ta kale
inta aan aaminsan nahay in aye nu nahay qaxooti ka soo guray
meelkale ama aan leenahay
waxba nala si yaye sidii qaxooti
ninbuka boqol u talisaye
waabilahi towfiiq
name:
muhaaz
email:
muhaaz@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Asc dhaman radiojigjiga iyo dhaman dadwaynaha
deegaanka siiba caasimada jigjiga oo ah meesha aan dugsi hoose iyo dugsi
saraba ku dhameeyay bacda salan hadaan ka hadlo rayigayga ku aadan
arintan beelaha u tartamaaya madaxwaynaga waa arin aan ahayn macquul
sababtoo ah abaskuul iyo ciise mooye labada kale iyo ina ilay waa isla
ogadenkii uun marka dawo malaha ilaa oo ay beelaha laga tirada
badanyihiini ayna qaban jagada
name:
Ciise xalane
email:
Ciise12@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Waan ku salaamay c/raxmaan ..waxaa xidhan maanta
abaanduuliihii Ina ilay ee la soco Ina ilayna hee! Wuu ku xigaa!
Lasoco gudoomiye, c/raxmaan Shekh xasanoow
name:
Waa anigii
email:
Isqariye@hotmail.com
Subject:
I Have a News / Warar Baan Hayaa
Ala waa yaabe wax radiojigjiga ka been wayn muu
jiraa? Waa maya dee jawaabtu. Beenta iyo boro bogaandhada iska dhaafa oo
xishooda aga!!
name:
cabdi maxamed
email:
mcade60@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
a/s/W/aad yaad ayaan idiin salaamyaa
dhamaantiin dadwaynaha sharaftaleh
qorayaasha & akhristayaashaba .hadaan
kahadalo fikirkayga
ah qabiiladan 4 ah eed sheeg
teen in ay iskusharaayaan jagada madxwayno nimada edegaanka soomalida
ethopia. haday tahay
meshu mel qabiil leeyahay
wasa in marba qabiila
siiyo haday tahay
maamul dooladd o sax ahna
waalo wadasiman yahay
.hadaba waaan
lehay haii dolad nimo ay kajirto
qofkaste ooay dadwaynuhu ku qanacsanyihiin
kartina uleh jagada
madawayno nimada wuu isku sharixii karaa
xataa khadar ilay
ooah madawaynaha hada
jooga walaalkii
.hadiise ay tahay
midsidaa kaduwan waasay dad badan aaminsan yihiin eh
in madawaynaha
iskaleeyahy qabiilka ogaden & kuigenkana
ciise taasi ma
ah doolad eh waa
hogaamiyo dhaqmeed
ama odayaal beeleed ku
dhisan qaab
qabiilaysi ah . manafiic na
haday saasi jirto. lakin
dhib yaan looarkin in
niaan ahan jirin madawayne in isku soo sha raxo
amaba noqdo .waaan kale ooaan uga baahaa nay in aynu
ku taageero qofwalba
wuuu umada uqabto
kaliya waa inay naa egin
mesha xun ookaliya eh .shukran .wabilaahi toofiiiq
name:
asad
email:
gaatame3@hotmail.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Walaal abdirahman wadani waad ku mahdsantahay
tusaalooyinka aad bixisay iyo sida aad noo waanisay khaasatan aniga
laakiin walal hadaan wax yar kaaga sheego ama aan kaa dhaho waxa aad ka
dhawaajisay in ay xaqdaro jirto kuuma diidani way jirtaa balse waxa is
waydin mudan yaa inagu wada xaqdarada iyo dulmiga oo ina kala gadaya oo
adi ku leh ninkaas xaqaaga ayuu rabaa ana i leh adaa ugu badan wadankan
ee qabso runta aynu isku sheegno waa melez waxa aadna ka dharagsantahay
in dadkeena la gumaysto waxa dalkeena ka dhaca
waa wax aanan caqliga toosan galaynin ama aan la qaadan karin
aniga iyo adi ma nihin labadii is colaadin lahayd ama is arki lahayd ee
waxa aynu nahay labadii is dugsanlahayd ee hal meel kawada duuli lahayd
waxa aan maanta ku qanacsanahay hadii aad soo jeedisaan aynu dhisano
jabhad la yidhaahdo jidwaaq lliberation front kama aanan leexleexdeen ee
sida ay tahay ayaan u qaadan laha
oo aanan isku faaninaynin waayo kan ogaden iyo kan jidwaq hal
habeen ayeey ii kala sokeeyaan waa wax intee le eg
ina adeer halkaas ka fakar run hadaad rabtana inta aad ogaden
iska fiirinaysid cadaw kale ayeynu leenahay ee aan garbaha is qabsano
wadankeenan aan xoraysano ina iley iyo xuluufadiisana inasha alaahu
maxakamad ayeeynu soo saari ka noqo dhulka madaxwayne walahi in aanan
kaaga xumayn ee waan kuugu hiilin anigu qurbe ayaan joogaa labada qof ee
absame ah ma kala xigsado magaalo ayaan daganahay waxa ila dagan 3
ogaden ah iyo wiil bartire ah waxa aan jeclahay oo aan ku kalsoonahay
kan bartire waayo asaga ayaan isku magaalo ka nimaanay isna naqaanaa
marka walaalow ma jiro sharci dhigaya in ogaden kaliya madaxwayne qaban
karodhulkeenana iminka kama jiro madaxwayne ee waa wax uu meesha
keensado dhiigyacab zenawiee ilma adeerayaaloow inta aad fikir wanaagsan
keentan aynu ku bahoowno hal magac jidwaaq liberation frnt waan kugu
raaci wiil waal group waan kugu raaci abasguul liberation front waan
kugu raaci ee wax uun hindise ah keen waxa aan u mahad celinayaa bahda
raio jigjiga ooo inoo sahashay is dhaafsiga figrdaheena abdi
name:
abdi bashiir
email:
xayle@hotmail.co.uk
Subject:
Bogga Dadweynaha
scw
radio jigjiga waan kusalaamay marka hore makalabaadna hadaan fikradayda
kadhiibto suaasha aad meesha soo dhigtay
aniga waxay ilatahay in beelaha aad meesha
kusheegtay midina ayna istaahilin g aar ahaan abasguul iyo cawlyahan
waayo dad jiraba ma ahee maxay wax kuhelayaan ma daba qoodhinimada iyo
cuqdada ay qabaan miyeey wax kuheli waamaya
mida kale hadaad tahay nin in uun damiirle
waloow aanan kalajeclayn dadka itoobiya aaminsan inay meel gaadhsiin
amaba aad ilaahay kayaabayso abasguul baatahay adigu abasguul xukun
qabatana waxaa ugu horaysay markii daauud uu madaxwaynaha ahaa iyo ina
ileey oo abtinimo badan naasnuujin idiin siiyay marka xaqiir wax uusan
lahay lasiiyay oo kibray baa tahay meela gaadhi meeysid ina ilaybaana
kuugu dabeeyn xukun aad qabato walee hadii onlf nabad qaadatana walee
wax badan baad cuqdad ogaden kuseexataye waa maalinkaad web kana xidhi
lahayd tartiibsi inagaubeed kibray waalayaqaanaaye meesha uu kudabeeyne
name:
Qoraxey
email:
Mhim1981@yahoo.com
Subject:
Bogga Dadweynaha
Sc. Markaad belaha ka had leysan usheega sidii
ay u siman yihiin hada reer warfaa iyo beelahan mesha kula qoran is
malaha reer warfa waa qoys oo ma dhigmo besha ciise ama abasgul, ama
cowlyahan. Waad mahad santihiin
|