Radio Jigjiga Home   
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News
Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

Jawaabihii ay dadweynaha deegaanka ka soo jeeda, ka kala bixiyeen dacwo ku soo oogida Cabdi Iley

Radio Jigjiga (Qoraalada Dadweynaha) ka dib markii aanu soo daabacnay maqalkii ku saabsanaa, sida loo filayo in madaxweynaha deegaanka maxkamad caalami ah la hor keeno, ayey dadweyne aad u badan, si weyn uga soo jawaabeen, hadaba hoos ka akhri, qoraaladii shacabka.Qoraalada Dadweynaha

name:            Aqoon.maal

email:           Bmohamed77@hotmail.com

Subject:         Bogga Dadweynaha

 

A.s.c. Waad mahadsantihin.dhamaan bahda radiojigjiga&akhristayaasha.cabdi ilay hadii maxkamad lasaaro waa in INA  CUMAR  DaCAYNA.LASAARO.midwal balabadan wuu dhamay yay dadkii eh.wuxuna dad ka usheegaa waan idin xorayn MAR KUU SOMALIYA UJOGA  EUKADAYARAA HADDA MUXU UXORAYN WAA YAY .markasi  waxba isma dhaa man 2 .dad ka aan ka lataa geer sanay 2 doda waa in aytasha daan o ayaho ga fiiriyan waxay ka yeli la ha yen .


name:            Daljir

email:           Siyaar3@hotmail.com

Subject:         Radio Jigjiga (site)

 

Waxan qabaa in ina iley {dad cun} maxkamad la horkeeno inay tahay cadaalad haday dhacdo in la horkeenana ay dad badani ku farxayan =idinkana arin ayan idinka codsanaya beesha jidwaq iyo tan ogaden waa dad walaalo ah ina iley iyo dadka la nooca ahna isku si ayay  u dhibaateyan marka walaalayaal ha dhihina besha u heshisa dhaca besha jidwaq wad mhadsntin


name:            nuur

email:           nuurabdi@hotmail.com

Subject:         Bogga Dadweynaha

 

mahad oo dhan ilahay baale intaa kadib waxaan rajayn in malis iyo cabdi ilay iyo dhamaan gacanyara yasha gumaysiga lahorkeeni doono maxkamad


name:            Muusse

email:           siyaadfiin@gmail.com

Subject:         Bogga Dadweynaha

 

Waxaan u arkaa Abdi ileey oo maxkamad lakeeno inat tahay Malese oo maxkamad  la keenay Waayo marka dambe Waxii dambiya waxuu salka Saari Nin ka abdi ileey Dirsaday ee ku amray inuu Somalida dilo, kufsado, dhaco, guryahooda gubo iyo bara-kiciyo oo ah Ka Wayn ee malase ah.


name:            Cumaryare

email:           Duudwayne7@hotmail.com

Subject:         Complain / Dacwo Qabid
 

Asc wr wb walal yal waxan idinku salamay salanta islamka salan kadib walalayal  anigo ah gabadh somaliyed oo udhalatay dhulka somalida ethio waxan anigu shakhsi ahan qaba tacadiyo ay iigaysten meleshiyada ina ilay iyo waliba shakhsi ahantisa marku aha hoganka nacdgalyada  waxan hadg kunolahay kenya marka hadi lobahdo cadaymo iyo waliba dad maxkamada ku oga diyar ban ahy!


 

 

Please help us, to put in prison, this criminal psychopath  for a very long time!


 

 
radio on Facebook

beesha xasan Cismaan
Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar

video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.