Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

Siduu madaxweyne Cabdi Iley, xukunka ku yimid, iyo sidey saaxiibadii, qaraabadiisa, iyo kooxdiisa bah bililiqo wax u maamulaan
 
Radio Jigjiga (Qoraalada dadweynaha) Qoraalkani waa, qoraal aanu ka soo qaadanay bogga qoraalada dadweynaha, Radio Jigjiga, ma daneeyo, inuu ka hadlo, taariikh-nololeedkii madaxda deegaanka, intaysan madaxda noqon ka hor, balse qoraalkan sida weyn qiimaha u leh, runtiina indha-dilaacsiga ah, waxaa soo diyaariyey wadaniyiinta, soo booqda Radio Jigjiga.

Bentii , propaganda-dii  iyo qiiq isku qarintii Cabdi Iley iyo koxdiisa oo hada soo af jarmeysa.
Waxaad la socoteen in uu isku dayayey in uu indhaha qabto 5,000,000 oo qof iyo 72,000,000 ee ku dhaqan Itoobiya  xagey ku socon Muxuu yahay qorsha cabdi iley ee  ku socdey?
 Qoraalada Dadweynaha
Qorshaha cabdi iley waxaa uu aha in uu marka hore ka baxo bahidii .
Shaqadisi ugu horeysey Cabdi waxaa uu ka bilaabey magalada dhagaxbuur taso uu wax ka shegi jirey dadka reer dhagax buur isaga oo dhanac ka ha xubin onlf tagersan balse noloshu samixi weydey inuu ka mid noqdo iyo ahaan jecel   wax uu shaqadii siiwato Cabdi waxuu u soo jarmaadey  xaga iyo jigjiga markaasu la  joogi jirey xafadaha reer jigjiga oo ku noolaa  taasi waa wax yar oo beriif ah.

Waxaa uu noqdey hogaankii nabad galyada markii loo magacbey waxaa uu bilaabey in uu naxarista ka tago uu dawlada dhexe isku tuso in uu yahay: nin aminsan xukumada EPRDF Cabdi waxaa uu xalaashadey dhiga dhalint soomaliyed,  wuxuu bilabay inuu gacantiisa ku dilo ciidanka Hortiisa, isaga oo isku tusaya in ay ka go’an tahay naceebka onlf, balse aan kala sari jirin shacab iyo onlf,   marka qodobada uu Cabdi Iley madaxweyne ku noqdey waa sidan hoosta ku qoran:

1.         In uu ciidan aan wax diin ah  iyo sharci dawli ah aan aqoon sameysto kuna gumaada shacabka (walaahi wey dhacdey taasi)
2.         In uu hantida umada boobo kuna shubto adunka
3.         In uu sameysto  jifadiisa oo uu ka dhajiyo lacagta shacabka xukunka ku warejiyo
4.         In aay kuwa hogamiya ee jifadisa aay fuliyaan qorsha yasha habenkii lafuliyo kuwasi oo jelka dhexe ee magalda jigjiga laga kaxayin jirey dhaliyarda  deganka laguna marjin jirey melo ka basan miyiga
5.         In uu sitic malo cakaaranews,FM jigjiga.xaajo,wabishabellenews, universal tv fanaaninta gudaha iyo dabida
6.         In uu xinin yaha ka saro dhamaan Soomaalida deeganka dagta oo ka dhigo wax furara iyo wax  afka hayista  gar ahaan gobolka jigjiga
7.         In uu fuliyo qorshaa onlf ee ah in aay ogaden  moye cid kale dhulka daganeyin xuduudaha uu culeyiska sarey waxaa ka mid ah faafan,jaraar,galaashe,wardheer,daroor ilaa aware iyo casimada jigjiga oo iska hor ken beelaha dagan
8.         In beelaha somalda ah een ogaden ahayin laga dilo shacab madamey baten ogadena dhinto sida beelah abaskuusha dagan faafan iyo jaraar hasoo guran  hawiye iyo gari,obo,abaskuul haka soo guran  dhanac galaashe
9.         In qurba joogta reer ka jifadisa ka soo jeda logliyo 2 shaadh dawlada itobia iyo hide onlf ah (waa xaqiiqa hada jirta waana lesku fahmey xalkasi)
10.       Inuu ficil galiyo reerka uu ka soo jedo si aay uracan isaga lain waa socon weydey tasi nina ilawi mayo walaal kisa  isba khadar waa ka dhigay boqor ina libax sanka tabte ee ma nin baa ka samiri walaal kis uu cabdi iiley macno laan ku diley ciidanka liyuu booliska ee gabdhihi soomaliyed kufsanaya mel kasta macal casimada (walaahi been mashegayo waa wax  somalidu horey utidhi yelaa wuu ilawa layela ma ilaawo
11.       Hal mar buu noqdey oo uu ku qabsadey dhaman xafisyada in uu ka noqdo bixinta dhamaan mashariicda tartan laan, hebel siya hebla siya hebel halkasi ku qora jigjiga qabsada  yasiin canshuurta uruuri,duqa magalda jigjga, hoganka bulsho leyinta,kasheri  waxaa uu ka dhaman wayey najiib KAAH lacag igu dir xagaa iyo amerika najiib iyo suhura xaawo faruura oo nin jeneral ah uu qabo yaa loshubey lacagtii umada somaliye  ee deganka somalida itobiya

Hada iyo  manta waxaa soo dhamadey beenti ,bunbuninti  isdhax yacii, iyo boqor iska dhigidii Waxaa losoo noqdey in lagu fahamey sirtii qarsoneyd ee uu watey somaliduna ka shaqeysey wax u wado cabdi iley waxaa soo socda in hada lagu jiro sidii loxareyin laha liyuu booliska qimeyin shaqsi shaqsi wax lesu wedin laha  waxaa uu ku jira xalkii larliyo ee jinigii bada kii wabiga kii circa dhawaan cabdi iley Lacagtu modey in uu isagu is uleyahay hada xisab baa socota muxu ku shegi donaa dhigii bulsha maskinta ha ogaden iyo abaskuul ,hawiye,gari,obo,sheeekhal, marexaan. Majerten muxu ku shagi donaa wey bilabtey Xukumada EPRDF ta waan aminsan nahay wax aay soo wado in uu yahay wax umada deganka udan ah males zenawi waa uu dhartey oo uu ku dhartey in una cafiyi donin 5 sano ee hada tagan nin kii musuq masuuq sameya wax ku dhici dona hadey bilaban tey kaba sii daran ee wax uu maqley in uu males ku fasaxay gumaadka shacabka tasi oo ka xanjisey raysalwasarah males zenawi ka ilmeyey marku dawadey cajaldii gursu iyo baabil hadu arki laha wax ogaden iyo abskuul ka dhacay koley waa maqli dona Xageen ka baxaa xagii iyo bari tiiciyalka yuu ku jira Wasiirada kilil ku waa sidan nashqaduudu:

•           Suldan wali) yaan laygu iman meshayda anaa nidaamsan musuqu ani i dhafi mayo
•           Maxamud heryo) xafada iyo Cabdi Iley baa ila og waxaan wado ee amusa
•           Xabiib), Cabdi Iley  ayaa inta ilahay ka sokeysa iska kay leh, aniga, iyo lacagta aan hayo
•           Cumar Xaaji ) Xaraan wax yar baan ka rabaa aqoon baan ka buuxaa waaan ku shaqeysan doonaa
•           Cabdulahi gisile) musuq xildhiban federal baan uga hadhey maxaan ku deyin karaa
•           Faatix CPA ) mel aan musuq ka bilabo anigoo waayey, marka madaxweynaha suuq xumi ah baan u shegaa hada wey socotaa, ninkii shaqo raba 1,0000 birr booska soo dhawro, ogaden yuusan noqon Cabdi iley baa I qabasan  waa in uu noqdaa Soomaalida kale
•           Khadar dheere )fariid iyo doqon waxaan ahay baan wali kala saari la’ahay yaa  ii shega tolow
•           Guled RRCB) English si facaan baan ugu hadlaa Kenya ama gaarisa yaan iska tagi kara, hadii Cabdi Iley la xidho
•           3 beeraha jogaa)waxaay ku jiraan gaadhiga maan iska dhigno Cabdi Iley yaa ina arki ileen waa Malaga Soomaalida kale
•           Jabarti) ileen Ilahay waligiis ayuu ii maqanaa, hada aaminey waxaan noqdey gudoomiye waligey mana filaneyin gaal iyo muslin  waan xukumi hadu Cabdi Iley, wato sharci ku xidhi mayo, Ina Iley waa aabahay, Ogaadeena waxaan uga dhigi, waxaan u xidho, ama la dilo, Soomaalida kalena, xabsi, iyo dil baa u qoran
•           Farxaan) madaxweyne madaxtooyada anaa wagaad magaalada timid kuu shegay soo maha dee, maxaad mel aan ka dhargo ii geyn weyday?, maad ii soo wadaa biyaha I gee!

•           Cabdulaahi Itoobiya gunada aan ka qato paasborka igu filan  wax kale waxaa u dhameyaa reer Cali Yusuf,  kiishkana wwan ugu shubaa, anigu waan saxeexa oo kaliya, meshay marto garanmaayo, Suldaanka Abaskuul, iyo Garaadka Jidwaaq, haduu Cabdi Iley soo xidh, ama hala garaaco igu yidhaahdo, hadal ka keeni maayo, markayse ii gaadho, ana madaxweyne waan noqon, tolow jeel maan ku gali taasi? Macnaha haduu kursiga Cabdi Iley eega ku fadhiyo, damac iga galo.
Waa inoo  malin kale. By, Jaamac-Sagal.




  

Hashii garawo
R
adio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga, iyo calanka dawlada deegaanka


Radio Jigjiga (Jigjiga)  8-8-2011, Radio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga ee deegaan. Warkii oo Dhan
Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha
Sadexdan madaxweyne
A
wood qaybsiga madaxweyne Cabdi Iley, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno oo la shaaciyey


Radio Jigjiga (Jigjiga) Awood qaybsiga, iyo wada maamulka hayadaha dawlada ee madaxweynaha, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno, ayaa markii ugu horeysay la shaciyey. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.