Radio Jigjiga Home     Radio Jijiga, The Peace Maker!

Contact Us  Dhageyso Radio Jigiga  Read Readers' Opinion  Nagala Soo Xidhiidh  Hoyga Suugaanta ee Radio Jigjiga  Radio Jigjiga Library  Ethiopian Links  Visit RJ's Search Page  About Radio Jijiga

 BY YUSUF  ABDI OMAR. YUSUF
qoreqoreqore@yahoo.com
markahore,waxaanhawadda,umarrinayaa salaan,dhammaan bahda radio jigjiga iyo dhammaanba ummadda,soomaaligalbeed, meel walba oo ay joogaanba.Marka xiga waxaan ahay muwaadin, udhashay killilka,5aad gaar ahaan magaaladda jigjiga islamarkaana aanku abtirsan beelaha absaame iyo ogadeen midna hase ahaatee deegaan ahaan iyo tira ahaannba,kaga baddan reerraha yaryar ee uuxusay walaalkay, madoobe, islamarkaana kaalin waxku ool ah kasoo qaatay, halgankii,gobbonima

doonka,soomaaliyeed,aniga oo aanay iga ahay qabiil sheegad ama ku faanid ,haddana. waxaan banaanayn in dadjira laqariyo lagana dhexsaaro qariiradda. dadkaa aan soo xusay waa qowmiyaddag GABOOYAHA. walaashay amaanana  waxay aykumahadsantahay,siday qoraalkeeda ugu muujisay inuu madoobe hilmaamay.Inay jiraan dadyoo aanu,xusin balse deggaan,ah.INtaa,hadaan ka gudbo, ra,yiggaygan aan usoonoqdo, waxaan lawadaagaa, cidwalba, oojecel in loogu   yeeddho dhulkeena, soomaali galbeed, fikradda, caafimaadka, qabta  ee qabiilku,  ka madhanyahayna,  wax walbana waa in laga hormariyo. midnimo.
BY YUSUF  ABDI OMAR. YUSUF JIGJIGA. FROM DUBLIN     IRELAND.
 
 

RadioJigjiga@hotmail.com  Home Contact Ustop button   Dhageyso Radio Jigjiga  Opinion About Radio jijiga

Copyrights © 2000-2010 Radio Jigjiga. All Rights Reserved.