
 Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.
|
Ogeysiis;
RJ,
oo wariyaal u baahan

Radio Jigjiga May-5-2013, Radiojigjiga.com ayaa u baahan wariyaal
uga soo warama meelo kala duwan, meelaha hada aanu muhiimada siineyno
ayaa waxaa ugu horeeya deegaanka Soomaalida gaar ahaan magaalada
Jigjiga, iyo nawaaxigeeda.
Hadaba cidii danaynaysa iney nala shaqeeyaan, isla markaana wararka
deegaanka noo soo diraan,
hanala soo xidhiidhaan.

Shuruudaha wariyaha looga baahan yahay:
1: Inuu Af Soomaaliga si fiican u qori yaqaano, qoraal
fasiix ahna soo diri karo
2: Inuu wax ka yaqaano aalada computer-ka (we'll train
you, but you must own a pc, or laptop
3: Inuu awood u leeyahay inuu ku shaqeyn karo aalada
codka duubta oo casri ah (digital audio recording, such as computer
audio system, or mp3 audio files) tababar baa lagu siin doona, iyo waliba audio software free
ah si aad ugu shaqeysid
4: Inuu haysto, ama heli karo xidhiidh toos Internet ah
(RJ, ayaa kharashka bixin doona).
Dhalinyarada deegaanka ee Jigjiga jooga, ka faaiideysta fursadan!$$.
Hadaba qofkii danaynaya, fadlan nala soo xidhiidh, si aynu uga wada
hadalno mushahaarkaaga, heerka aad farsamada ka joogtid, habkaad noola
shaqayn dontid iwm.
mahadsanid, maamulka RJ.
RadioJigjiga@hotmail.com
|
|

 Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
 |