Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

Ururka al Shabaab oo gaadhi daawooyin, iyo mucaawimo kale waday ku gubay gobolka Gedo

Radio Jigjiga (Muqdsisho) Ururka Aal Shabaab ee dagaalaka kula jira dawlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa iney gaadhi sahay u sidey dadka ku tabaalaysan koonfurta Soomaaliya ku gubeen gobolka Gedo.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa gilinkii danbe ee maanta gaari daawo u siday dad abaaraysan waxa ay ku gubeen gaariga iyo daawadii saarneyd deegaan u dhaxeeya degmooyinka Balad-xaawo iyo Garbahaareey ee gobolka Gedo.

Food Aid

Wararka laga helayo deegaanka Cara-cas oo u dhaxeeya degmooyinka Balad-xaawo iyo Garbahaareey ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in galinkii danbe ee maanta ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay dab qabadsiiyeen gaari kasoo anbabaxay magaalada Mandheera ee dalka Kenya.


Gaariga ay dabka qabadsiiyeen Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay inuu u rarnaa Hay’ad samafal oo mudooyinkii danbe qaybo ka mid ah gobolka Gedo ka waday howlo caafimaad taasi oo lagu magaceeda lagu sheegay JHC, waxaana wararku ay intaasi ku darayaan in ciidamadii Shabaab ee gubay gaariga iyo daawadii saarneed inay kaxaysteen Wadihii gaariga iyo Dhaqaatiir la socotay kuwaasi oo ilaa hada aan la ogeyn halka ay la aadeen Al Shabaab.





 

  
Jigjiga FM
Warbaahintii dawlada deegaanku lahayd ee magaalada Jigjiga oo lagu soo waramo inuu madaxweyne Cabdi Iley u adeegsanayo danihiisa gaarka ah

Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha

Misgistu, iyo Cabdi Iley
Maxaad kala socotaa, labada nin ee deegaanka Soomaalida, soo xukumay, misana loogu necbaanshaha badan yahay?


Radio Jigjiga (Jigjiga) 7-29-2011, Dadweynaha ku nool deegaanka Soomaalida, gaar ahaan, kuwooda degan caasimada Jigjiga, ayaa isku wada raacay, in intii madax, iyo masuuliyiin ka soo noqotay dhulkeena loogu necbaansho badnaa laba nin. Warkii oo Dhan
taalada Sayidka
W
aa maxay sababta guriga shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayid Maxamed Cabdulle Xasan?


Radio Jigjiga (Jigjiga) 8-5-2011, Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay dood weyni ka taagneyd sababta aqalka shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayidka. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.