Radio Jigjiga Home   
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News
Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

Soomaalida ku jira xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya ku yaala oo dhibaatooyin xaga nolosha ahi la soo darseen
qaxootiga

Radio Jigjiga (Nairobi) February-22-2012, Dadka qaxootiga ee ku jira xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka kenya Gar Ahaan Dadki uu Dambeeyey ee soo gaara xeryaha ayaa waxaa ku heysata dhibaato dhanka nolosha ah oo ay ka mid yihiin hoyga.cafimaadka.biyaha.cuntada Dadkan Waa dadki oo dambeyey ee soo gaara xeryaha ayaa waxay yihiin dad iskugu jira xoolo dhaqato iyo beralay dadkani ayaa markay usoo sucdeen xeryaha ayaa qaarkot waxay usoo lokeynayen in ka badan bil dadkan ayaa waxaa ku adag in ay la janqadan nolosha adag ee ka jirta xeryaha dadkan ayaa waxay bananbax ama mudaharaad ka hor dhigeen xafiska hayada qaramada midobey uu qabilsan arimaha qaxootiga ee unhcr ay ku leedahay degmada dhadhaab ee ay hoos tagaan xeryaha dadkan ayaa waxaa uu badnaa haween ay ka muqato diif ama dhibaato aad oo weyn waxay usoo lokeyen xafiska unhcr in ka badan 10km dadkan intay ku guda jireen cabashadan oo ay ku sugnayeen afafka hore unhcr ayey uga waramen radio jigjiga dhibatada ku haysata xeryaha sidoo kale qaar ka mid ah dadkan ayaa waxay guaansaden in ay dib ugu laabtan soomaaliya iyakoo qaarkot ay lokeynayan halka qaarna gadiid ahaan ay uu isticmalayan gari dameer dhanka kale mudooyinki uu dambeyey waxaa ka jirtay xeryaha dhibaato dhanka amniga ah qaraxyo iyo dilal ayaa waxaa lala beegsanayey qaar ka mid ah ciidamada amniga ee dalka kenya ee loo yaqaano poliska ee ka hawl kala xeryaha iyo qaar ka mid ah dadka qaxootiga ah xeryahan dhadhaab ayaa waxaa la asaasay sanadi 1991 waa wakhtiga ay soo burburtay dowladi dhexe ee dalka soomaaliya xeryahan ayaa waxaa ku jira qaxooti gaaraya nus malyoon oo u badan soomaali.

WARIYE.AXMEDNUUR MAXAMED CABDULLAHI RADIO JIGJIGA
 GOBOLKA WAQOYI BARI EE KENYA



AL SHABAAB OO WERAR KU SOO QADAY DEGANKA FAAFI EE GOBALKA WAQOYI BARI EE DALKA KENYA

 Al shabaab ayaa xili haben ah waxay werar ku soo qaden deganka faafi ee gobalka waqoyi bari ee dalka kenya werarkan al shabaab ayaan wax khasara ah keysanin dad ku sugan deganka faafi ayaa waxay uga waramen radio jigjiga sida oo werarka uu dhacay deganka faafi ayaa waxuu ku yaala xuduuda ay wadakan kenya iyo somaliya waxaa xusid mudan ma aha marki ugu horeysay ee ay al shabaab werar ka geysato gobalka waqoyi bari dhamadki bisha taktay ee january ee sanadan 2012 ayey werar ku soo qaden deganka gariley ee degmada wajir ee isla gobalka waqoyi bari halkas ayey waxay ku dilen lix[6]ruux shan ka mid ah ay ahayen ciidamada poliska ee kenya midka halka kalana oo ahaa maamule iskuul qaar kalana way ku dhawacmeen waxaa kale oo ay af duubten labo[2]sarkal oo ka tirsan dowlada kenya iyo darawalki gariga oo waday walow darawalki dhawaan oo ka soo baxsaday degmada bardheer ee gobalka gedo ee dalka somaliya halka labadi sarkal ay wali gacanta ugu jiraan al shabaab laguna hayo degmada bardheer weraradan al shabaab ay ku qadayan dalka kenya gar ahaan gobalka waqoyi bari ayaa waxay bilowdeen markay ciidamada milatariga ee dalka kenya gudaha oo kaleen qeybo ka mid ah dalka somaliya gar ahaan gobalada jubada hoose iyo gedo wariye.axmednuur maxamed cllahi yogol radio jigjiga xuduuda kenya iyo somaliya



 

 
radio on Facebook

beesha xasan Cismaan
Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar

video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.