Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

 
Qurba joog badan oo Jigjiga soo gaadhay, maxaase ka jira warka sheega iney yihiin dad si gooni loo soo xushay

Radio Jigjiga (Jigjiga Magaalada Jigjiga yaa waxaa soo gaadhay qurba joog aad u badan, qurba joogayaashan ayaa waxaa hogaaminaya nin oday ah lana yidhaahdo, General Cabdiraxman Khaliif Dhicis.Aqalka martida

Qurba joogtan, uu hogaaminayo General Cabdiraxman Khaliif Dhicis, ayaa dhamaantood ka soo kala jeeda degmooyinka Dhagaxbuur, iyo degmada Guna-Gada, waxaana warku intaa ku darayaa in xubnahan qurba joogta ka tirsan, ay yihiin xubno gaar ah oo safarkii dhawaan Abdi Iley uu Maraykanka ku tagay uu isagu si gaar ah uga soo xushay xubnaha badan ee qurba joogta ka tirsan, iyadoo baa la leeyahay safarkooda ay dalkooda ku yimaadeen, waxay ku lug leeday arin siyaasadeed, taaso lagu macneeyey inu cabdi Iley, safarkiisii ugu dambeyey ee Maraykanka uu ku tagay, kala fuquuq, iyo kala saarid kula kacay jaaliyadaha dibada ee ka soo kala jeeda dhamaan gobolada kala duwan ee deegaaanka ka kooban yahay.

Wali ma kala cada in xubnahan, sidii kuwii ka horeyey loo sii gudbin doono, gobolka ay asal ahaan badankoodu ka soo jeedaan ee Dhagaxbuur,.
Dhinaca kale xubnahan qurba joogta ayaa ka kala  yimid wadamada; Maraykanka, iyo Kanada (Canada).

Ugu dambayn  dad badan ayaa la yaabay wareysi ka mid ah, wareysiyada iska hadalka, iyo waalida ah ee madaxweyne Cabdi Iley uu hada ka hor siiyey laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da, taasoo uu ku sheegay "in ninka hogaamiya garabka nabada diiday ee ONLF, General Maxamed Cumar Cismaan, uu yahay nin wadan shisheeye (Somalia) garaadaha General-nimada ka soo qaatay, sidaa awgeedna uusan kaba hadli karin qadiyada deegaanka", halka uu General-ka kale ee isna wadankaa shisheeye garaadaha ka soo qaatay, waa  General Cabdiraxman Khaliif Dhicis, uu ku tilmaamay wadani Etoobiyaan ah.

Dhageyso Wareysigii


Did we catch Abdi Iley lying to the media? didn't we?  Radio Jigjiga was there!

  

Hashii garawo
R
adio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga, iyo calanka dawlada deegaanka


Radio Jigjiga (Jigjiga)  8-8-2011, Radio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga ee deegaan. Warkii oo Dhan
Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha
Sadexdan madaxweyne
A
wood qaybsiga madaxweyne Cabdi Iley, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno oo la shaaciyey


Radio Jigjiga (Jigjiga) Awood qaybsiga, iyo wada maamulka hayadaha dawlada ee madaxweynaha, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno, ayaa markii ugu horeysay la shaciyey. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.