Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

Qiimeeyihii, oo isagana markiisa qiimayni ku socoto!

Radio Jigjiga (Jigjiga) War deg-deg ah oo naga soo gaadhay xaga magaalada Jigjiga, ayaa sheegaya in taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya general Samora Yunis, uu booqasho aan horey loo sii sheegin ku yimid magaalada Jigjiga, ee xaruunta u ah dawlada deegaanka Soomaalida.Radio Jigjiga Breaking News

Socodka deg-dega ah ee generaalku ku yimid magaalada Jigjiga, ayaa siyaabo kala duwan naloogu kala sheegay.
Dadka qaar ayaa rumaysan inuu hawlaha nabad galyada ee iska caadiga ah, uu ka mid yahay safarkiisan, halka dadka qaar noogu sheegeen inuu general Samora Yunis, qayb ka yahay wafti heer federal ah, kaaso qiimayn ugu yimid madaxweynaha deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar.

Madaxweynaha deegaanka ayaa sodonkii maalmood ee la soo dhaafay, aan xidhiidh fiican la lahayn dawlada dhexe, taasina waxay timid ka dib markii xubno ka tirsan dawlada dhexe aad u saluug sanaayeen, habka uu wax u wado madaxweynaha deegaanka, oo baryahan dambe lagu eedaynayey, inuu maamul xumo aad u daran waday.
Ugu dambeyn general Samora Yunis, ayaa ah general-kii ugu horeyey ee muslim ah, misana afar xidigood ka gaadhay darajada ciidamada dawlada Itoobiya, wuxuuna ka soo jeeda qawmiyada tigraha.







 

  
Jigjiga FM
Warbaahintii dawlada deegaanku lahayd ee magaalada Jigjiga oo lagu soo waramo inuu madaxweyne Cabdi Iley u adeegsanayo danihiisa gaarka ah

Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha

Misgistu, iyo Cabdi Iley
Maxaad kala socotaa, labada nin ee deegaanka Soomaalida, soo xukumay, misana loogu necbaanshaha badan yahay?


Radio Jigjiga (Jigjiga) 7-29-2011, Dadweynaha ku nool deegaanka Soomaalida, gaar ahaan, kuwooda degan caasimada Jigjiga, ayaa isku wada raacay, in intii madax, iyo masuuliyiin ka soo noqotay dhulkeena loogu necbaansho badnaa laba nin. Warkii oo Dhan
taalada Sayidka
W
aa maxay sababta guriga shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayid Maxamed Cabdulle Xasan?


Radio Jigjiga (Jigjiga) 8-5-2011, Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay dood weyni ka taagneyd sababta aqalka shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayidka. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.