
 Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.
| Magaalada Jigjiga oo uu Cabdi Iley dagaal sokeeye ku soo wado
Magalada jigjiga oo noqotey meeshii uu ka talin jiray maxamed dheere ee muqdisho. Shacabka inta badan dhageysta BBC afka soomaliga ayaa kala sarila wax aay wadagan cabdi iley iyo maxamed dhere dhinaca maamulka magalada jigjiga ayaa dawalada federalku isku dhabar jabisay in aay ka dhigto maamul magalo iyada oo ONLF ka horistag tey in aay jigjiga hour marto maxaa yelay ONLF waxaay aminsan tahay in aay casimadu tahay godey sidaas darted waa in aan jigjiga ladhisin sidaas darted waxaay dawlada dhexe ku guleysatey in jigjiga losameyo xildhibano laga soo dorto magalada watii lasoo dortey xildhibanadii markey onlf ogatey in aay jigjiga aay ka hos baxayso yaa waxaa labilabbey in aay 2 shaadh layashi bilaben in aay ansixiyan 3 magalo oo lagu dilo jigjiga ama lagaga hortago horumarka ka hana qaday casimada waxaa lagu soo daray 3 magalo oo kala ah godey dhagaxbuur,qabridahar.
 Jigjiga waxaay ledahay 80 xildhibano ah oo qabilkasta ku jiro maamulkana waa lodhan yahay waxaay ledahay ilo dhaqaale oo inta bada astura xukumada degaankena xaga dakhliga waa mel aay bulshada ku dhaqan aaysan ogaleyin in aay bulshada walaaldoda ee casimada dagan wax ugeysan sidaas darted waxaa jira in dhagax buur iyo qaridahar manta aay xabdu ka dhacayiso oo malin kasta waxaa soo gala onlf bulshada dagan waaa bulsho aay gacani ku dhacdo xaga miltarga iyo xaga maamulka gobolka mana soo marin in aay ka hir gasho maamul ah dawlaad hose ka shaqeysa dhagaxbur iyo qabridahar, Lakin godey waa magalo aay bulsho nabda jecel dagan tahay waana noqon karta oo nabad daro kama jirto waxaay ledahay ilo dhaqale oo ku filan balse maha kan jigjiga marka ku habon tahay.
Maamulka magalada waxaa lotix galiyaa magalo kasta bulshada wada dagta magalda marka cabdi iley marku ka wayo waxaa uu rabey lona fulin wayo ama uu ka wayey dhulkii uu ugu balan qadey jifoyin kisa uuna mari wayey ayaa hada waxaa lawada in 3 magalo oo wali wax xildhibano lahayin sona marin maamul magalo in uu simo oo uu isku badalo hada ma waxaan qadan kii udhashey meshu sexan wayey in uu kukale horumarin karo maxaa loga bahanaa xildhibanda jigjiga 3 magaalo maxay marka hore iyaga laisgu dari maxay usugi wayen waa ujedo lola jedo beesha ku shegata laguna qab jabinayo waxaa in aay jigjiga ka dhacdo kagal sokey maxaay dhacay 3 magalo waxaa ka imanaya waa rag uu isgu sameyste oo jigjiga joga kii udhashey waxaa lagu wada gobo miy ah
Maxaan qadana jigjiga iyo dhagaxbur yaa iskumid ah subxana laha ka coo kaca safaradah warqadah dhiga wixii ka dhac radio jigjiga iyo anugu kuma shuqul lhin.
| | 
 Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar
 Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
 |