Radio Jigjiga Home   
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News
Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

Shirka Jaamacadda Carabta

Tageerayaasha Falastiiniyiinta
Shirka Jaamacada Carabta ee ka dhacaya Qaahira ayaa looga hadlayaa sidii Qaramada Midoobay ay u taageeri lahayd in Falastiin ay noqoto wadan.
Dowladda Falastiiniyiinta ayaa bilaawday olole sanadkii hore in loo aqoonsado inay ka mid noqoto Qaramada Midoobay.

Israel iyo Maraykanka ayaa ka soo horjeeda arrintan.

Hadii ay Falastiiniyiinta codsadaan inay si buuxda uga mid noqdaan Qaramada Midoobay, codsiga waxaa la horgaynayaa Golaha amaanka ee QaraMada Midoobay halkaas oo Marayakanka uu ishortaagi karo.

Waxaa kaloo laga fikirayaa in falastiiniyiinta ay codsadaan aqoonsi aysan xubin ka ahayn Qaramada Midoobay taasoo ay u badan tahay in la ansixiyo.

xigasho bbc somali
 

 
radio on Facebook

beesha xasan Cismaan
Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar

video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.