Radio Jigjiga Home   
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News
Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

Jaaliyada Jidwaaq ee UK, oo iyana codkooda ku biiriyey cambaareynta ku aaadan Cabdi Iley, iyo C/Laahi Itoobiya

Jaaliyada awooda badan ee Jidwaaq diaspora coomunity of  greater London area, ayaa codkooda ku biiriyey cambaareynta ku wajahan xadgudubyadii loo geystay dhalinyaradii ka trisan beesha Jidwaaq ee ka dhacday deegaanka Dhigriiley.
Jaaliyada Jidwaaq ee UK, oo iyana codkooda ku biiriyey cambaareynta ku aaadan Cabdi Iley, iyo C/Laahi Itoobiya
Jaaliyada ayaa qoraal official ah oo ay nasoo gaadhsiiyeen sidan ku bilaabay:
Anagoo ah masuuliyiinta jaaliyadda jidwaaq ee uk,waxaanu dhaleecaynaynaa dadka masuuliyiinta sheeganaya ee xadhiga sharci Darrada ah u gaystay dhalinyarada reer dhigriiley.waxaanu  uga digaynaa maamulka dhagaxbuur talaabadan mid lamidda. Gudoomiyaha jaaliyadda jidwaaq ee uk  mudane Ahmed sheikh.

Waxaa Qoraalka nasoo gaadhsiiyey;
 

name:            Jaaliyada Jidwaaq ee UK

email:           Ahmedyali@live.co.uk


waxaan markahore slmayaa qaybta warfaafinta marka xigta waxaan halkan kacadaynayaa inaanan u  dulqaadan haynin dimiga iyo dacatiga maalin walba uu nagu hayo ina ilay hadab ha ogaado ina ilay gooray noqotaba in la la xisaabtami doono lana xasuusin doono waxa uusamaynayo isa ga iyo wixii taageera yaashiisa ku waasoo kuqoran diiwaanka hadaba maamulka kilalka 5naad eedadaka dulmiga kuhaya in ay kadibsadaan hadana soo daayaan dadka aan waxba gaysan eekujira jeelalka  kaladuwan waxaan usheegaynaa dulmi falayaasha inuu waqtigoodii dhamaaday lagana jaridoono dulmigay gaysteen dawlada dhexe ee ethoiba waxaan ka cod sanayaa inay kaqabato gumaysiga uuku hayo ina ilay dadka inaysan ku eegine aykala hadasho kana qabato dalka tuuga cadaystay ee ushaqeeya danaha gaarka ah eecaadaystay beenta iyo boro bagaandhaha kaladilaya wadanka iyo dadka kunool ethoiba.

name:            Maxamed Caydiid

email:           cayd02@hotmail.com


Anigoo ku hadlaya dhamaan, maamulka, iyo qorayaasha Radio jigjiga, waxaanu si buuxda u cambaareynaynaa falkaas foosha xun ee lagula kacay shacabka nabada jecel.
Sida dhabta ahna, waa wax xisaabtan ka dambeyn doono. C/raxmaan Sh. Xasan, Radio jigjiga


 

 
radio on Facebook

beesha xasan Cismaan
Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar

video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.