Radio Jigjiga Home     Ogeysiis
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News

Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

WDr. Axmed Sheekhareysigii uu warsidaha afdheer.com la yeeshay madaxii hore ee xafiiska deegaanka u qaabilsan cilmi baadhista, mudane Dr. Axmed Sheekh, oo loo arkay inuu iftiin ku shiday guud ahaan sida ay dawlada deegaanku u shaqayso
SFree Pressaxaafada xorta ahi saaxiib joogto ah ma leh

al)
Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)

 

Madaxweyaha maamul goboleedka Punland oo handadaad ku soo dhaweyey Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya



Madaxweyaha maamul goboleddka Punland C/raxmaan faroole, oo isagu isku waday inuu noqodo ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliyaa, ayaa si kulul u weerarar ra'iisul wasaaraha cusub.
faroole

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Max’ed Faroole ayaa sheegay in uusan ka aqbali doonin Maamulka Puntland, Ra’iisul wasaaraha cusub inaysan xubin ka noqon golihiisa wasiirada.

 

Madaxweyne Faroole oo ka hadlayay Munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka dhacday Magaalada Garoowe ayaa waxa uu sheegay in la tashi uu kala sameeyay Ra’iisul wasaaraha golaha wasiirada uu soo magacaabayo, waxaana uu tilmaamay in aysan qaadan doonin in la siiyo wasiiro aaan sidaasi waxtar u laheyn.

 

C/raxmaan Faroole ayaa carabka ku dhuftay in xukuumada C/wali Max’ed Gaas ay mari doonto halkii ay mareen xukuumadihii ka horeeyay hadii wasiiro wanaagsan aan la siin maamulka Puntland

 

Faroole waxa uu sidoo kale sheegay in Puntland aysan aqbali doonin wasiiro ka soo jeeda deegaanadeed oo aysan iyadu ka war qabin in loo dhiibo xilka wasiirnimo, wuxuuna kula taliyaya Ra’iisul wasaaraha cusub in uu iska ilaaliyo waxyaabaha dul duleelada u keenia kara xukuumadiisa.

 

 

  

Hashii garawo
R
adio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga, iyo calanka dawlada deegaanka


Radio Jigjiga (Jigjiga)  8-8-2011, Radio Jigjiga oo ugu danbeyn soo helay xogta, iyo shaqsiga ka danbeeyey in hasha lagu daro calanka xisbiga ee deegaan. Warkii oo Dhan
Wakhtiga U Dhiman Cabdi Iley

Waraaqaha Dadweynaha
Sadexdan madaxweyne
A
wood qaybsiga madaxweyne Cabdi Iley, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno oo la shaaciyey


Radio Jigjiga (Jigjiga) Awood qaybsiga, iyo wada maamulka hayadaha dawlada ee madaxweynaha, iyo sadexda madaxweyne ku xigeeno, ayaa markii ugu horeysay la shaciyey. Warkii oo Dhan
 
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.