Radio Jigjiga Home   
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News
Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

Ileyn doofaar ma daahiro, daanyeer Iley, oo markale waalidiisa dibada keenay

Radio Jigjiga (Jigjiga) war deg deg ah, oo caawa naga soo gaadhay xaga mgaalada Jigjiga, ayaa kuwaramaya in uu daanyeerkii waalaa, markale doqonimadii, iyo waaliduu caanka ku ahaa dibada keenay.
daaanyeer iley
Sida hadaba warku sheegayo wuxuu magaalada jijiga duq uga dhigey nin ka soo jeeda beeshiisa, beeshiisa oo ku soo caan baxaysa, cadaalad darada, iyo indha la'aanta ay ninkan ku raacayaan.
Sidoo kale, ayuu warku sheegayaa inuu gobolka jigjigana u dhiibay nin reer Puntland ah, waa yaabe maxaa reer Puntlana gobolka Jigjiga keenay, ninkan ayaa warku sheegayaa inuu daanyeerka ina Iley isna Abti u yahay.

la soco wararka dambe
.





 
radio on Facebook

beesha xasan Cismaan
Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar

video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.