Dadnimo xumada bah bililiqo, iyo khatarta ka soo socota shiidaalka deegaanka
Qalinkeeyga aan sii baladhiyeee, maskiin ina Iley , afka qalaad aan idiinku qeexe, (The modernpuppet)oo horeyna u shaaciyey markuu odayaasha Jidwaaq Absame uu ku qasbay inay qasab ku hadlaan inuu yahay shaqsi ka mid ah reer qoowmu luud, hadana xaaraan ku haysta ina qoowmu luudka cusub eewiilkan maskiinka ah ( Cabdulaahi Weerar rainbow)inuuwaqtigiisii soo afjarmayo.Akhristoow haka qaloon macnaha kalmada rainbow, afka qalaad waa uun astaanta reer qoowmu luud.
Hadaba suaasha meesha taala waxay tahay, yaa xukunkii ina iileey dabeysha raaciyey. Ma isagaa is kharibay markuu isku sameeyey (self- inflicted wounds), mise,kan yare e ina qoowmu luudka cusub ee Mr. cabdilaahi Weerarrainbow ee daasadah u qaadaBAH BILILQOayaa u sii dhameeyey cirdeygii madaxweynanimo?Malaha firqo kale ayaa jirtaba oo lagu magacaabo, (JILIB CARO) oo luuqada qalaadlagu magacaabo, “ A lower caste group with no known human morals) bal jilib caro ha ii danbeeyso oon markale ka doodo, balse aan lafo guro bah bililiqo. Aan idiin jilciyo dulucdaan, bah bililqowaa ( Organized Criminal Gangsters). Waxay guruubkani hoos yimaadaan dalada dhiig miiratada ah ee ina iileey ( the notorious empire ofiileey)isagoo adeegsanaya guruub uu duleeystay sida kan yare ee uu xaraanta ku haystoCabdilaahi Weerar Rainbow oo dhawaanqaraabadiisa ugu xigta ku war galiyey inuuisdil qarka u saaran yahay hadaan laga soo gaadhin.Maxaa ka xun nin rag ah oo raganimadiisii la aasay!Lax kastaa meeshay is dhigtaa lagu qalaa. Qoomamo ama,(The eleventh hour regrets )na waxay kuu qaban baa iska yar. ) Waa sida markuu sakaraatul moowdku garaacayo laabtaada. Ogsoonoow wiilkan ina rainbow inuu saaxiibadii uga sheekeeyo dharku xirto sida raga jecel dhaqanka dumarka ee muraayadaha jeebada ku wata loona yaqaano, (metro sexual men). Hala yaabina wiilkan, waa dhaqan ina iileey ciyaalka absame baray, wana cuudu bilaah.
Warkuu wuu cad yahay, ninkasta oo waxgarad absame ahna wuu ka dharagsan yahaywaxuu ina iileey u keenay umada absame.Bah bililiqo ee uu hogaamiyo boss iileey, waxay absame u soo bandhigtay, boob, balaayo, dhac , kufsi joogta ah, karaamo beel. Xasuuso akhristoow,bahbililqo oo ku abtirsata (the criminal empire of iileey) inay ku guuleysatay inay Ogadeen Absame ay ka soo qixiyeen dhulkoodii, kuna soo qixiyeen xeryaha naarta ah ee dhadhaab markay xamili waayeen xaqdaradii bahbililiqo iyohal magaalo oo waxooga KM square ah oo lagu magacaabo Jigjiga iyo nawaaxigeeda. Cabir maankaagaa, 95% kii kale ee ahaa dhulkiiogaadeen absame wuu madhan yahay . taasina waxay ka turjumaysaa inay bah bililiqo ay dad taariikh ahaan cadow inoo ahaa si dadban ugu wareejiyeen dhulkii iyo kheyradkii Absame. Mar labaad,bah bililqo oo hada dhabanada haysta ayaawaa cusubi u baryay, qaar furinta Eritrea loo sii wado iyo qaar qoomamo taagan. Ina iileyna isagoo ilma adeeradii absame laynaya ayuu ina jaadle siiraanyokorkiisa ku saxeexayheshiiskii lagu boobayay natural gas kii absame, mahadaa waxaa iska leh, ina iileey iyo caruurtiisabah bililqo. Nuqulkii (trilateral refinery agreement and oil mining between China, Ethiopia and the so called self declared Somaliland) ka ahaana isgaootafatiran ayaan soo galin doona shabakada social media ee caalamiga ah ee Radio Jigjiga iyo intii kale ee naga codsataba, mahadaa ilaahay ka sokoow waxaa iska leh, madaxa Social media ee radio jigjiga, Suxufi, mudane, Cabdiraxman sheikh xassan. akhristaha danaha absame weyne daneeyoow, markii hashiiskan la saxeexayay, ina iileeyiyo bah bililqo waxay kufsanayeen dumarkeenii. Ogsoonoow diintii maxamadiyo ayay wasakheeyeen.Shaqada guumeystuhu waxay ku saleeysan tahay( self- interest)tiina way ku gaadheen ina iileey iyo bah bililiqo.Maskiin ina iileey hada way u cadaatay inuu hal lug ah ku taagan yahay, bah bililiqona uu majaro habaabiyay ee uu ugo horeeyo, wiilkan cabdilaahiweerar rainbow oo god hadimo u qoday ilma adeeradiisii ugu xigay markuu seeftii ina iiley ku gumaaadeey Reer Isaaq oo ah walaalheen absame iyo ilma adeeradii jidwaaq absame. Laakin ogsoonoow, wiilkan yare waa uun (instrumental facilitator of iiley) sida cadna caqligaa ku yar. walee hooyadii iyo tolkiisa u xigaa way gablameen.
Akhristoow inteey ceebahani socdeen, isaaq daba cayuun taalo ayeyu dhisayeen ina iileey sida sahlan ee uu u wiiqay absame weyne isagoo fududeeyey in lala wareego dhulkii absame.Ninkasta oo absame ah oo uu caqligiisu shaqaynayo wuufahansan yahay dulucda ka danbeeysa dhulboobka bah bililiqo ka wado mandaqada yare e magaalada jigjiga.Waa uun in dhulwaynaha absame ee dihin ee khayraadku ka buuxo laga dhaxal wareejiyo absame wayne. Waanad u jeedaan inuu wajigii hore bilaabmay in absame lagu tijaabinayo heerka ay taagan yihiin, in dhulkooda si sahlan lagu boobi karo iyo inkale.
Markaa maxaa ina iileey la gudboon, maxaase absame waynexal u noqon kara? Jawaabtu aniga ooqudha iima taalo, ee absame weyne ayay u taala?Aniga shaqsi ahaanse waxaa ila quman inuu ina iileeybah bililiqo ka dhex baxo oo uu kala diro , khaasatan kan yare ee cabdilaahi weerar rainbow uu si dag dag ah sharciga u mariyo maadaama oo been abuurad ka dhex abuuray madaxwynaha iyo absame weyne dhexdiisa . cududa absame ilaahay ayuunbaa baabi’in kara. Mangiste madoobe oo isaaq daba cayuun wata wax qaadi waayay.Hadanaabsame guushu way raaci doontaa, bah bililiqo iyo ina iileyna way ka huleeli doonaan. Haduu ina iileey ka tanasulana, absame way cafiye doonaan.
Ha moogaanaan, qoraalka danbe een soo qori dooni, een ku soo bandhigi doono nuqulkii heshiiskii saliida qodista oo cad oo official ah ee uu walaalkeen abdi iileey saxiixiisu ka maqanaa markuu absame bah dilayay,qaybtii labaad ama wajigii labaad ee bah bililiqona waan soo qormeeyn doona. Hadaan aaraada idiinkor maro waxaan ka shanqadhin doona:xayn yar oo ka mid ah masaakiintii bah bililiqo oo sida ilma yar la saaray ( an old model Russian made helicopter chopper)oo biyo baadhid ama dhaan biyeed loo diray iyaga oo loola tacaalayo sidii hal ooman, iyo ina gaal ina siiraanyo oo la shaaciyay inuu ka caqli badan yahay bah bililliqo oo loo dirsaday sahan saliideed, halka uu abdi iileey, waaninkii sidii habar gablan ah u dhaqmayay ee uu cidlo fadhiyo, waa mar uu jaadcuno, koob khamro ah caboyo, isla markaana uu dhiigii umada absame ka ifayo. Ninkii danaha xaqaa’iqa ah absame wayne ama tan wadan ka taliyoowjawaab ayaan kaa sugayaa? Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan. Absame halaga qabto bah bililiqo! Waxan si kal iyo laab ah aan ugu mahadnaqayaa, halyeeyga absame ee leh this powerful social media of radio jigjiga, Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Sheekh Yusuf, iyo walaalhan kale ee JILIB CARO oo iyaguna noqday another powerful media kale oo absamexaqa u dilaacinaya. Use your human intelligence and conscious, bal is barbar dhig:sahan saliideed iyo sahan biyo.Waa kaaf iyo kala dheere. A ratio of 100%:0.00000000%. halka ay bah bililiqo galaas biyo ah ku guuleysatay iney soo saxeexdo iyo halka tigreey iyo idoor dabacayuun iyo china ay ilmahooda dhalan doona waraabin doonaan khayraadka saliida ( The over abundancenatural resource of absame.) Hurdada ka kac!!! Ha dhageeysan beenta wabishabeele website oo ah website uu duleeystayboss ka bah bililiqo, iileey. Wabilaahi towfiiq.
Radio Jigjiga (Jigjiga) 8-5-2011, Waxaa maalmihii la soo dhaafay ay dood weyni ka taagneyd sababta aqalka shirarka ee magaalada Jigjiga loogu magac daray Sayidka. Warkii oo Dhan