Radio Jigjiga Home   
 Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
Radio Jigjiga; English News
Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin.

Cabdi Iley, oo xubin-nimadii xisbiga talada deegaanka haya laga saaray
Cabdi Iley
Radio Jigjiga (Addis Ababa) 11-16-2011, Madaxweynihii hore ee deegaanka, oo todobaad ka hor la shaaciyey, in jagadii madaxweynanimada laga qaaday, ayaa hadana la shaaciyey, in gabi ahaanba laga qaaday wixii jagooyin ah ee uu dawlada deegaanka ka hayey sida ku xigeenka  xisbiga talada deegaanka haya, iyo gudigii fulinta.

Warkan oo dadweynaha deegaanka ee dibada, iyo guduhuba ay aad u filayeen inuu jidka ku soo jiro, balse waxa kaliya ee dhimani uu ahaa wakhtiga si dhab ah looga sheegi dhinaca dawlada, baa ugu dambayn, markale la shaaciyey.

Hadaba sida ay hada u muuqato, waxaa suuragal ah, in si dhab ah uu Cabdi Iley, meesha uga baxay, waxaa kaloo nagu maqaalo ah in, iyana la amray soo xidhida qorayaal ka mid ah kuwii CakaaraNews wax ku soo qori jiray, sidoo kalena, cay, iyo af la'gaado u geysan jiray cid kasta oo ay caayi karaan, iyagoo waliba jooga gudaha dalka Itoobiya.

-la soco wararka dambe-

 

 
radio on Facebook

beesha xasan Cismaan
Beesha Xasan Cismaan oo hambalyo, iyo taageero buuxda u diraya madaxweynaha deegaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar

video games
Video game-ka ay caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurta u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Waraaqaha Dadweynaha
RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.