Radio Jigjiga Home   

Contact Us Dhageyso RJ Read Readers' Opinion Nagala Soo Xidhiidh Hoyga Suugaanta ee Radio Jigjiga Radio Jigjiga Library Ethiopian Links Visit RJ's Search Page

 

Wararkii Hore ee Radio Jigjiga oo Maqal ah


Dhageyso Wareysi Radio Jigjiga La yeeshay Tafaftiraha Guud ee dayniile.com, Mudane Axmed Sh. Cali.


Dhageyso Wareysi Qiimo Badan oo RJ. La Yeeshay Mudane Cabdi Barre oo Ka Mid ah Hogaamiyaasha Siyaasadeed ee Jaaliyada Dadweynaha Jamhuuriyada Soomaaliyeed ee Dalka Mareykanka, gaar ahaan Gobolka Minnesota.


Maanta, & Qubanaha Wararka ee RJ:
Suldaan Ibraahin Suldaan Cali Saafi oo Niman Sheeganaya ururka ONLF ay ku dileen Magaalada Caado ee Gobolka Wardheer, iyo Warar kale oo Badan.


Dhageyso Barnaamij Gaar ah oo RJ, Idiinkaga Diyaariyey Hogaamiye Dhaqameedyada Soomaalida Ethiopia, iyo Halkey  Hawshoodu Mareyso, Maantana Waxaanu Wareysaney Sheekh Siyaad.


Maanta, & Qubanaha Wararka ee RJ:
Booliska Ismaamulka Soomaalida, iyo Qiimeynta ku socota, Ninkii Cayda Foosha Xun Nabiga (scw) ka Sameyey oo dhuumasho ku Jira, & Warar Kale.


Dhageyso, Maanta & Qubanaha Wararka ee RJ:
Dagaalo ka dhacay gobolo kala duwan, oo ka Tirsan Ismaamulka Soomaalida, & Warar Kale.


Maanta, & Qubanaha Wararka ee RJ:
Ganacsi intee Leeg baa u Dhaxeeya Soomaaliya, iyo Ethiopia, Col. Cabdi Cigaal Xaguu ku Dambeyey, iyo Warar Kale oo Badan.


Dhageyso, Maanta & Qubanaha Wararka ee RJ:
Nin Dhalinyaro
Soomaliyeed oo Budhcad ku Dishey Magaalada Atlanta, ee Dalka Maraykanka, Radio Jigjiga oo Muqdiso ku Wareystay Xildhibaan Cumar Xashi, & Warar Kale.


Maanta, & Qubanaha Wararka ee RJ:
Maraykanka oo Mushahaar lacageed u Qorey hogaamiyaasha Suniga Ciraag (Cajaaib!), Labada Masuul ee ugu Sareegaya Dawlada Soomaaliya oo Addis Ababa ka Dagey, & Warar kale oo aad u badan.


Dhageyso, Maanta & Qubanaha Wararka ee RJ:
Madaxweynaha, Soomaaliya, & Afhayeenka barlamaanka oo si buuxda u Heshiiyey, Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo dagaal kula jira Cudurka Jadeecada, & Warar kale.

Maanta, & Qubanaha wararka ee RJ:
ha'yada Caafimaadka u Qaabilsan Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo ku guleysatey ka hortag, laga hortagayey in Cudurka kaneecadu ka dilaaco, Qaybo ka tirsan Ismaamulka, & Warar Kale.


Dhageyso, Maanta & Qubanaha Wararka ee RJ:
Dad Maalgaliyaal ah (investors) oo si Weyn Looga baahan yahay, Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia, DFK ee Soomaaliya ma Kismaayo ayey caasimad Ku Meel Gaadh ah ka dhiganayaan?, & warar kale.


Maanta, & Qubanaha wararka ee RJ:
Hayada horumarka Xoolaha, abuurka beeraha, & Khayraadka Dabiiciga ah oo 16 Malyan Bir ugu deeqday dad beeraley, & Xoolo dhaqato isugu jira kuna nool Somali Region, & Warar kale oo aad u badan.


Dhageyso, Maanta & Qubanaha Wararka ee RJ:
Eritrea oo dalkeeda dad ka caydhisey, dagaalo laga cabsanayo iney ka dhex-dilaacaan Isbahaysiga Dooxada Jubba, & Safiir Maraykan ah oo si gooni ah urur ugu eedeeyey iney ka dambeeyeen geeridii Madaxweynuhii hore ee Pakistan.


Maanta, & Qubanaha wararka ee RJ.
Radio Jigjiga oo ka qaybgaley xaflad lagu sagootinayey Duqii hore ee Magaalada Jigjiga Mudane Cali Cabdi Ciise, laguna soo dhaweynayey Duqa cusub Mudane Axmed Bashiir Dool, & Warar kale oo badan.


Dhageyso Barnaamijka xiisaha leh ee Qiso Dhabana-Hays; inoona soo tabiyo,Xagar Yare. "Codsi Dadweyni baa dib loogu soo celiyey"


Dhageyso, Maanta & Qubanaha Wararka ee RJ: Madaxweynaha Ethiopia oo Lix safiir magacaabey, C/Rashiid duulane baa ka mid ah Safiiradaa, General Morgan ma Kismaayo buu duulaan ku yahay?, & Warar kale Halkani Waa Radio Jigjiga.


Maanta & Qubanaha Wararka ee RJ: Roobab laxaad leh oo ka da'ay meelo ka mid ah Somali Region ee Ethiopia, Xaalufinta Gobolada Jubbooyinka, iyo Warar kale.


Dhageyso, Maanta & Qubanaha Wararka ee RJ:
Dhameystirkii wareysigii aanu la yeelaney Duqa magaalada Jigjiga, iyo Warar badan oo uu Muqdosho nooga soo direy wariyaha RJ, Cismaan Fantaastiko.


Maantana Barnaamijka Qubanaha Wararka ee RJ, Gabi ahanba waxaanu ku soo qaadaneynaa wareysi aanu la yeelaney duqa Magaalada Jigjiga Mudane, Cali Cabdi Ciise.


Maanta & qubanaha Wararka ee RJ; Dad kale oo u dhintey dhaawacii ka soo gaadhay iska horimaadkii ka dhacay magaalada Qabri Dahare, Abaar dad iyo duunyaba ku laysey deegaanka Mooyaale & Warar kaloo badan.


Maanta & qubanaha Wararka ee RJ; dugsi waxbarashada dadka waaweyn oo laga furay Magaalada Jigjiga, iyo warar kale.


Maanta & qubanaha Wararka ee RJ; Macadka cilmi-baadhista beeraha & Xoolaha (Somali Regio), dagaaladii Muqdisho ka dhacey  iyo Warar kale.


Qubanaha Wararke ee RJ, & C/Raxmaan Sheekh; Maantana waxaa ka mid ah waxyaabaha Qubanaha aanu idinkugu hayno: Madxda Gobolada Ethiopia oo shiraya, Saraakiishii Xisbiga CUD oo maxkamad la soo tagey, isku daygii la rabey in lagu dilo Raisul Wasaraaha DFK Soomaaliya.


TaariikhCabdiqadir Xirsi Yam yam nololedkii Alla ha u naxariistee Abwaankii weynaa ee "Cabdiqadir Xirsi Yam yam" & Xagar Yare


Ciid, Wanaagsan, ciid Mubaarak, waa Radio Jigjiga, oo dhamaantiin idiin rajeynayaa Ciid Wanaagsan.


Mudaharaadkii mucaradka dawlada Ethiopia ka horjeeda, ka dhigeen Addis Ababa oo dadna lagu dilay, madaxna lagu xidhey, Dhageyso..M. Cadow BBC.


Warkii RJ, iyo Cali Cabdi Khalif "Xagar Yare"


Dhageyso Barnaamijka xiisaha leh, aadna looga helay ee Qiso Dhabana-Hays; & Xagar Yare.


Halkan ka dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararke ee RJ, & C/Raxmaan Sheekh; Maantana waxaa ka mid ah waxyaabaha Qubanahu ku saabsan yahay: Dhirta laga jarayo Gobolada Jubooyinka, Riyaale Kaahin ma dagaal buu qaadayaa, yuuse ku qaadayaa?...
iyo warar kale oo xiiso leh!


Dhageyso Radio Jigjiga oo hambalyo &Madaxweynaha Soomaaliya C/Laahi yuusuf boogaadiin u diray Dawlada FK. ee Soomaaliya & Madaxweynaheeda, mudane C/Laahi Y. Axmed.


 Dhageyso Barnaamijka xiisaha leh, aadna looga helay ee Qiso Dhabana-Hays; inoona soo tabiyo,Xagar Yare.


Raisul-Wasaaraha Ethiopia oo shan sano oo kale xilka loo dhariyey, & madaxda Soomaalida ugu jirta; oo kala ah: Maxamud Dirir, Khadar Macalin, & Ubax Maxamed Xuseen, Cadow, bbc.


Warkii RJ;oo uuna inoo soo tabiyo, wariye Xagar Yare.


Ramadaan Wanaagsan: Wararkii Radio Jigjiga, oo uu inala socodsiiyo Madaxa wararka RJ; Xagar Yare.


Warkii RJ;oo uu inala socodsiiyo, wariye Xagar Yare.


Warar Qubane ah:oo uu inala socodsiiyo, isku soo dubaridaha wararka RJ Wariye; Xagar Yare.


Warkii Radio Jigjiga:
 oo uu inala socodsiiyo, Xagar Yare
.


Warar Goos Goos ah; Waxaana inoo soo gudbinaya Xagar Yare.

 


RadioJigjiga@hotmail.com  Home Contact Ustop button   Dhageyso Radio Jigjiga  Opinion
  Copyrights © 2000-2007 Radio Jigjiga. All Rights Reserved.