![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Waxaan marlabaad u soo hanbalyeynaynaa madaxweynaha cusub ee ismaamulka somalida ethopi anaga oo ku nool dalka maraykanka Waxaan hanbalyo iyo bogaadin udirayaa Anigoo ah (mr gaaleri)waxaan uhanbal yay nayaa cabi cumar oo noqday madax waynaya kililka5 naad ee ismaamulka somali ethopia Waxaan halkan sidoo kale uga hambalyaynayaa madaxweynaha cusub ee DDS, Hon.Cabdi Fariid iyo guud ahaan maamulka DDS. Waxaan ka boorinyaa inay si buuxda ula shaqeeyaan maamulkan cusub. waxaan halkan han balyo hawada umari nayaa madax waynaha cusub abdi mahamuud cumar waxaan umalaynayaa in xilkaa uuqaday uu uga soobixidoono sifiican alaha kadhigo madaxwaynihii wadan kiisa iyo dadkiisaba hormariya /mr curri/ luxembourg waxaan idinku salaamayaa walaalyaal salaanta muslinka asc , salaan kadaib anagoo ku hadleyna beel weybta yaasuf ee qurba joogta waxaan u manbalyeeyneynaa madaxweynaha cusub oo loo doortay maamul gobaleedka dowlad deegaanka soomalida mudane cabdi mahamed cumar waxaanu aaminsan nahay in uu yahay nin uqalmo jagada loodoortay shacabka soomaalida itoobiyana waxaan ka codsaneynaa in ey la shaqeeyaan madaxweynaha cusub. maxamed mahamud abdi, yaasuf5@hotmail.com waxaan aad ugu hambalyaynayaa dhamaan shaqalaha idaacada jijiga anigoo ku nool magalada jijiga xaafada (06)magacaygana layidhah .khadar mahamed aden | ![]() ![]() ![]() Sida ay hambalyadooda nagu soo gaadhsiiyeen waxay sheegeen ine Waxaa kale oo ay beesha ugu duceeyeen Madaxweynaha cusub Mudane Cabdi Maxamuud inuu Ilaahay u fududeeyo hawsha culus ee loo doortay, isagoo bay yidhaahdeen uu yahay nin si weyn xilkiisa u gudan kara kalsooni culusna ay ku qabaan. Sidoo kale waxay dhamaan beelaha kale ee Soomaalida Ethiopia ugu baaqeen iney taageeraan madaxweyne Cabdi maxamuud, isla markaana gacan weyn ku siiyaan siduu hawshiisa u gudan lahaa. Fadalan U Soo Dir Hambalyada Madaxweynaha Cusub! |
RadioJigjiga@hotmail.com Home Contact Us Dhageyso Radio Jigjiga Opinion |

| RadioJigjiga@hotmail.com Home Contact Us Dhageyso Radio Jigjiga Opinion Copyrights © 2000-2011 Radio Jigjiga. All Rights Reserved. |
RadioJigjiga@hotmail.com Home Contact Us Dhageyso Radio Jigjiga Opinion ![]()
Copyrights © 2000-2011 Radio Jigjiga. All Rights Reserved.
RadioJigjiga@hotmail.com Home Contact Us Dhageyso Radio Jigjiga Opinion ![]()
Copyrights © 2000-2011 Radio Jigjiga. All Rights Reserved.
RadioJigjiga@hotmail.com Home Contact Us Dhageyso Radio Jigjiga Opinion |
RadioJigjiga@hotmail.com Home Contact Us Dhageyso Radio Jigjiga Opinion |
| RadioJigjiga@hotmail.com Home Contact Us Dhageyso Radio Jigjiga Opinion Copyrights © 2000-2011 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved. |