Radio Jigjiga; Somali regional news leader    Radio Jigjiga, 27/7  News 
Home Contact us Dhageyso RJ Opinion / Fikradaha Nala Soo Xidhiidh Suugaan RJ Library About Radio Jigjiga Search Send News Site Map
 

Haduu Cabdi Iley jagada madaxweynaha ee deegaanka lumiyo,maxaad u malaynaysaa iney sabab u tahay?
Ethiopian Links
Somali State Relates Website


Jigjiga City location
Southwest Energy LogoaudioDhul boobka uu Cabdi Iley ku jiro oo lagu xidhiidhiyey arimaha Saliida (oil) iyo Shiidaal ka qodida deegaanka Soomaalida

Radio Jigjiga (Jigjiga) February-10-2012, Dhul boobka uu Cabdi Iley ku jiro oo lagu xidhiidhiyey arimaha Saliida (oil) iyo Shiidaal ka qodida deegaanka Soomaalida, sida lala wada socdo waxaa shiidaal baadhis weyn deegaanka ka wada shirkada lagu magacaabo "SouthWest Energy" shirkadan ayey gabai ahanba leeadahay dawlada Ethiopia, waxaa kaloo la rumaysan yahay iney jiraan ganacsato maalgashi ku leh isla shirkadan. Warkii oo Dhan
Feysal MoalimA new book have been written about Somalia's regional state of Azania

Radio Jigjiga  January-31-2012  MR. Feysal Moallin A. Dahir, an author, and patriot is wrote a book about Azania, read it as HTML, as PDF, or MS-Word  format.
Qiimeynta, iyo soo bandhigida suxufinimada Yusuf Garaad Cumar (the propaganda in chief, and BBC-Somali news manipulator is back, with vengeance!)


Vvideo gamesideo game-ka caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurtaa u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)

Radio Jigjiga (London) Cilmi baadhis lagu sameeyey video game-ka ay caruurtu ciyaarto ayaa lagu ogaaday iney caruurta ciyaarta u keento hoos u dhac dhinaca maskaxda ah. Warkii oo Dhan


 Radio Jigjiga warbaahinta Casriga ah
Sqaxootigaoomaalida ku jira xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya ku yaala oo dhibaatooyin xaga nolosha ahi la soo darseen

Radio Jigjiga (Nairobi) February-22-2012, Dadka qaxootiga ee ku nool xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya oo ka cabanaya nolol xumo ku haysata xeryaha. Dadka qaxootiga ee ku jira xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka kenya Gar Ahaan Dadki uu Dambeeyey ee soo gaara xeryaha ayaa waxaa ku heysata dhibaato dhanka nolosha ah oo ay ka mid yihiin hoyga.cafimaadka.biyaha. Warkii oo Dhan
BBreaking Newsoggii Cakaaranews oo gabi ahaanba la tirtiray, kadib markii qoraal lagu soo qoray ay dawlada Itoobiya u aragtay "qirasho xasuuq shacab"

Radio Jigjiga (Jigjiga) February-21-2012, War deg deg ah oo naga soo gaadhay magaalada Jigjiga ayaa ku waramaya in gabi ahaanba la mansaxay  (deleted whole website) boggii waalida, iyo cayda ku caan baxay ee Cakaraanews, kadib markii ay dawlada Itoobiya u aragtay maqaal lagu soo qoray inuu ahaa qirasho xasuuq lagula kacay shacabka deegaanka, iyo dambi u samayn dawlada dhexe. Warkii oo Dhan
Ccabdi Iley oo ku gubteyabdi Iley oo ku gubtay, dagaalkii warbaahinta ee uu la galay website-yada qaarkood
"Codsi dadweyne, baa dib loogu soo celiyey"

Radio Jigjiga (Jigjiga) February-20-2012, Horaa loo yidhi "waxaadan aqoon u lahayn, waa lagu gubtaa" Cabdi Iley, ayaa cagaha uga gubtay dagaalkii saxaafada ee uu la galay. warbaahinta deegaanka wax ka qora, sida, boggan aad hada akhriyeysid oo kale.
Inta badan, warbaahinta qaarada Afrika waxaa maamula dawlada, suxufiyiintuna, maahan kuwo madax banaan ee hadba, waxaa u higaadiya, shaqsiga ay dawladaasi u shidan tahay. Wada Akhri
Labadii midba, uu midka  kale dhabarka ka jabiyey, iyo labadii jambalka u kala tuuray! Radio Jigjiga February-18-2012
Labadii midba, uu midka  kale dhabarka ka jabiyey, iyo labadii jambalka kala tuuray

MSomali regionusuqmaasuq dhinaca waxbarashada ah oo ka bilawday deegaanka Soomaalida

Radio Jigjiga (Jigjiga) February-18-2012, Musuqmaasuq, iyo wax isdamarin aan horey looga arag deegaanka ayaa ka dhex bilaabatay wasaarada waxbarashada ee dawlada deegaanka. Warkii oo Dhan
Dadkii lagu xasuuqay magaalada Gunagado oo siyaabo kala duwan loogu soo kala qoray boggaga kala taabacsan dawlada Itoobiya, iyo ururuka ONLF

Radio Jigjiga February-17-2012, Warar kala duwan ayaa kasoo kala baxaya boggaga inta badan is buriya ee kala taageera ururuka ONLF, iyo dawlada Itoobiya. Warkii oo Dhan
GC/Laahi Itoobiyaudoomiyaha hogaanka nabadgalyada ee deegaanka C/Laahi Yusuf Weerar oo si weyn loo filayo inuu maro jidkii qodaxda badnaa ee Cabdi Bade

Radio Jigjiga (Jigjiga) February-14-2012, War aan wali xaga dawlada laga xaqiijin oo maanta laysla dhex marayo magaalada Jigjiga ayaa ku waramaya in si weyn loo sugayo ku dhawaaqida xil ka qaadista hogaanka nabadgalyada ee deegaanka C/Laahi Itoobiya. Ninkan ayaa lagu soo waramayaa iney beesha uu ka soo jeedo aad uga cawdeen madaxweynaha hortiisa, kadib markay shir kula qaateen degmada Qabri Bayax. Warkii oo Dhan
Wararkii Hore
Warar, & Barnaamijyo Maqal, & Muuqaal ah
Dhageyso barnaamij gaar ah

Radio Jigjiga; January-21-2012,  Barnaamijkan oo aanu ku soo qaadan doono, meesha ay marayso cod u qaadidii aanu dadweynaha deegaanka weydiiney, kuna saabsaneyd, sidaad u aragtaan, waxyaabaha laga yaabo iney sabab u noqdaan, xilka qaadida madaxweynaha deegaanka Cabdi Iley, iyo arimo kale oo xiiso leh.

Dib ugu noqoshadii ololaha nabada, iyo ururka uwslf (qubanaha RJ #11)

January-11-2012,
Dhageyso wareysi Radio Jigjiga la yeeshay, sanad ka hor, madax ka tirsan ururka uwslf, oo uu ka mid yahay Sheekhii la dilay (alla ha u naxariistee) Sheekh Dubad


WVideohen the Moors (Muslims) Ruled Europe: Documentary (video)

Halaal meat
Sheeko yaab leh, oo gobolka Minnesota ku dhex martay laba nin oo Soomaali ah, iyo nin Maraykan ah
Dawlada deegaanka oo cuna-qabatayn dhaqaale, iyo bulshaba ku haysa magaalada Qabri Bayax, iyo deegaanada hoos yimaada
Radio Jigjiga is for the people
Warbaahinta madaxaanaan, iyo labanaan, iyo la xisaabtanka madaxda deegaanka
Radio jigjiga's English News
A man has been arrested near the US Capitol building as part of an anti-terror investigation, US officials say
Radio Jigjiga February-18-2012
Ogaden Somalis seek justice, and Ethiopia abuse inquiry
Radio Jigjiga February-16-2012

Fresh Somalia fighting forces thousands to flee
Radio Jigjiga February-15-2012
Egypt 'Pro-Democracy' Groups Covertly Controlled by US
Radio Jigjiga February-13-2012
The Federal Reserve's Explicit Goal: Devalue The Dollar 33%
Radio Jigjiga February-13-2012
Is Israel's Real Target Obama?
Radio Jigjiga February-12-2012,
Syria crisis: Hillary Clinton calls UN veto travesty

Radio Jigjiga February-05-2012
Famine conditions in Somalia have ended, UN says

Radio Jigjiga February-03-2012
Could your friends be making you sick?

Radio Jigjiga  January-31-2012
Iran's president Mahmoud Ahmadinejad revealed to have Jewish past
Radio Jigjiga  January-27-2012
Radio Jigjiga on Twitter
Halkan Ka Akhri qoraalada Dadweynaha
English News

Internet-cafe-yadii magaalada Jigjiga oo cadaadis weyni uga yimid dhinaca dawlada deegaanka

Radio Jigjiga (Jigjiga) February-12-2012, Nacasnimo kasta nusqaanteeday wadataaye!, Internet cafe-yadiiagaalada Jigjigamagaalada Jigjiga ayuu cadaadis weyni uga yimid dhinaca dawlada deegaanka, cadaadiskan ayaa lagu saaray iney soo sheegaanooo aad ula socday shacab weynaha soo booqda meelaha Internetka lagaoosoo galo ee sida gaarka ah loo leeyahay kuna kala yaalaeegaankadeegaanka gaarhaanahaan caasimadaigjiga.Jigjiga. Warkii oo Dhan
Garaad Wiilwaal International Airport
Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin Lahaa.

100-smaliland
Lacagta cusub ee ay dawlada Somaliland soo daabacatay oo khatar dhaqaale, ku haysa ganacsiga deegaanka Soomaalida

beenta cakaaranews
Beeni Raad Ma Leh; beentii Cakaara oo markale banaanka timid, fashilana ku dhacay

Doorashadii Cabdi IleySanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)


RadioJigjiga@hotmail.com  Home  Contact Us Dhageyso Radio  Jigjiga  Opinion  Wararka Soo Dir  Site Map  kor/Top
Copyrights © 2012 Radio Free Jigjiga. All Rights Reserved.