Radio Jigjiga, Codka Nabada, & Horumarka

Contact us  Dhageyso Rado Jigjiga Opinion N.S Xidhiidh Suugaan Radio Jigjiga Library Ethiopian Links Search

 Dhageyso Heesahan Xidhiidhka ah ee Radio Jigjiga Idiin soo Diyaariyey

Muxu Radio Jigjiga Uga Duwan Yahay Raadiyaasha Kale, Dhagahaaga Ku Maqal!

"Radio Jigjiga Flying High"

Daawo Sawiradan Deegaanka Jigjigjiga ah

News in Audio

Radio Jigjiga

VOA 13:00

VOA 16:00

VOA 17:00

BBC Somali 4:00

BBC Somali 18:00

BBC Somali 14:00

General Links

Ethiopian Links

Somali Links

Togga Jigjiga (sawir)

Contact us

Ethiopian Embassy

Jaamacada JigjigaDaawo sawiradan  laga soo qaadey dhismaha, iyo added  Jaamacada Jigjiga ee sanadka 2008da.

Dhageyso barnaamijMadaxweyne Daauud M. Cali gaar ah oo Radio Jigjiga idiinkaga soo diyaariyey, kulankii gaarka ahaa ee golaha shacabka deegaanka Soomalida Ethiopia iskugu yimaadeen, ayna ku doorteen madaxweynaha cusub  mudane Daauud Maxamed Cali, iyo khudbadii madaxweynaha.


Dhageyso Shir Jaraaid oo uu Magaalada Jigjiga ku qabtey gudoomiyaha xisbiga dimiqraadiyada deegaanka Soomaalida, mudane C/fataax Sheekh C/Laahi, kuna saabsan sababihii ugu waaweynaa ee xilka looga qaadey madaxweynihii hore.


Dhageyso warbixin ku saabsan dawlada hoose ee magaalada Jigjiga oo dhismayaal horumar leh ka bilawdey magaalada Jigjiga, sida balaadhinta wadooyinka magaalada, iyo meelo ganacsi oo loo dhisayo ganacsatada yar-yar.


Gabagabada Shirkii Magaalada Jigjiga Uga Socdey Xildhibaanada Golaha Deegaanka Soomaalida Ethiopia, oo Qodobo Muhiim ah Laga Soo Saarey, Sida Wax-Ka Badalka Calanka Ismaamulka..
Halkan Ka Dhageyso.


Maqal Wareysiyo kala Duwan oo ay Kala Bixiyeen, Gudomiye ku Xigeenka Ururka, ONLF, Iyo Gudoomiyaha Hogaanka Nabad-Galyada, & Cadaalada ee Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia.


 Qaadka, ama Jaadka Cunistiisu Dhibaato ma leedahay? Hadeyse jirto waa Dhib intee leeg, Dhaqaalaha Dawlada, iyo kan Qoyskase Saameyn ma ku leeyahay!.


Dhageyso Barnaamij Gaar ah oo Najiib Khaliif Cabdi, kana mid ah Shaqaalaha Radio Jigjiga ka soo Diyaariyey Xoolaha Nool, Xanaaneyntooda, iyo Aqoon isweydaarsi lagu  qabtey  Magaalada Jigjiga.


Dhageyso Raiisul-Wasaare Zenawi oo Ka Hadley Arimo Dhawr ah oo Guud Ahaan Khuseeya Dalkan Ethiopia, Si Gaar Ahna Ugu baaqey Ururka ONLF Iney Aqqonsadaan Dastuurka U Yaala Dalkan Ethiopia.
Courtesy of Radio Fana, and Radio Jigjiga.


Barnaamijyadii Hore oo Maqal Ah.
Halkan Riix

Radio Jigjiga; Editorial, and Commentary


Walta Information Center


ONLF to Obey Ethiopia's Federal Constitution, and Rule of Law, or Else

Radio Jigjiga Editorial
For the last several years up to this date ONLF have been waging, unfounded, and illegal war against people of Ethiopia. But whatever started their unlawful mutiny against democratically elected federal government of Ethiopia has become unacceptable to virtually every Ethiopian, particularly for those who dwell in the nations’ eastern region (Somali State). Read More


Location Map of Jigjiga


RadioJigjiga@hotmail.com  Home Contact Ustop button   Dhageyso Radio Jigjiga  Opinion
  Copyrights © 2000-2008 Radio Jigjiga. All Rights Reserved.