

 
 Qiimeynta, iyo soo bandhigida suxufinimada Yusuf Garaad Cumar (the propaganda in chief, and BBC-Somali news manipulator is back, with vengeance!)
V ideo game-ka caruurtu ciyaarto oo lagu xidhiidhiyey, inuu caruurtaa u keeno dhaawac xaga maskaxda ah (brain damage)
Radio Jigjiga (London) Cilmi baadhis lagu sameeyey video game-ka ay caruurtu ciyaarto ayaa lagu ogaaday iney caruurta ciyaarta u keento hoos u dhac dhinaca maskaxda ah. Warkii oo Dhan
| M adaxweynaha deegaanka oo ka codsadey iney beelaha deegaanka ee isaga, iyo maamulkiisa uu khilaafka darani ka dhex aloosnaa wada heshiiyaan
Radio Jigjiga (Jigjiga) January-28-2012, War deg deg ah oo maanta naga soo gaadhay xaga magaalada Jigjiga ayaa ku waramaya in madaxweynaha deegaanka Cabdi Iley uu ka codsadey beelahii ay khilaafka, iyo muranku ka dhex taagnaa intuu madaxweynaha ahaa bal iney wada heshiiyaan, oo nabadi ka dhex dhalato. Warkii oo Dhan C iidamo Ethopian ah oo hor leh oo ka gudbey xadka u dhaxeeya Soomaaliya, iyo Itoobiya
Radio jigjiga (Nairobi) 28.January.2012, Ciidamo wata Gadiidka Dagaalka sida Taangiyo iyo gawaaridii u xambaari lahayd goobaha Fog Fog ayaa hareeyay saaka buundada isku xirta labada Dolow ee Dalalka Ethopia iyo Soomaaliya. Warkii oo Dhan
D awladii deegaanka oo aad u jahawareersan, iyo Cabdi Iley, oo markale, Addis Ababa buuq uga furmayRadio Jigjiga (Jigjiga) January-26-2012, Madaxdii dawlada deegaanka ayuu buuq, iyo is khilaaf weyni soo kala dhex galay, kadib markii ay laba madax xafiiseed lumiyeen xilalkii ay dd, ka hayeen, sidoo kalena ay madax xafiiseedyo kale shaki ka qaadeen in iyagana xilalka laga tirsan doono. Warkii oo Dhan S arkaalkiii onlf ee ciidamada LB, soo qabteen, oo su'aalo badan ka dhasheen sida lagu soo qabtay
Radio Jigjiga (Jigjiga) January-24-2012, Taliye ka mid ah, taliyaasha ururka onlf, oo la sheegay iney ciidamada LB, soo qabteen ayaa lagu soo waramayaa in su'aalo badan layska weydiinayo sida dhibka yar ee ninkan lagu soo qabtay, iyo guud ahaan, waxa wakhtigan hada ah keenay. Warkii oo Dhan D owlada dalka Kenya ayaa sheegtay in Soomalida Qaxootiga ku ah dalkeeda ay dib ugu celin doonto dalka SoomaliyaRadio Jigjiga (Nairobi) 23.January.2012:- Dowlada dalka Kenya ayaa sheegtay in Soomalida Qaxootiga ku ah dalka Kenya ay dib ugu celin doonto dalka Soomaliya, isla markaana ay ku sameyn doonto baaritaano kala duwan oo ku saabsan in ay xiriiro la leeyihiin Al-Shabaab. Warkii oo Dhan
Dhageyso barnaamij gaar ah
Radio Jigjiga; January-21-2012, Barnaamijkan oo aanu ku soo qaadan doono, meesha ay marayso cod u qaadidii aanu dadweynaha deegaanka weydiiney, kuna saabsaneyd, sidaad u aragtaan, waxyaabaha laga yaabo iney sabab u noqdaan, xilka qaadida madaxweynaha deegaanka Cabdi Iley, iyo arimo kale oo xiiso leh.
 Wararkii Hore |  Dib ugu noqoshadii ololaha nabada, iyo ururka uwslf (qubanaha RJ #11)
January-11-2012, Dhageyso wareysi Radio Jigjiga la yeeshay, sanad ka hor, madax ka tirsan ururka uwslf, oo uu ka mid yahay Sheekhii la dilay (alla ha u naxariistee) Sheekh Dubad
When the Moors (Muslims) Ruled Europe: Documentary (video)
 Sheeko yaab leh, oo gobolka Minnesota ku dhex martay laba nin oo Soomaali ah, iyo nin Maraykan ah Dawlada deegaanka oo cuna-qabatayn dhaqaale, iyo bulshaba ku haysa magaalada Qabri Bayax, iyo deegaanada hoos yimaada
|  Iran's president Mahmoud Ahmadinejad revealed to have Jewish past Radio Jigjiga January-27-2012
Sunday Times: Mossad agents behind Iran scientist assasination
Radio Jigjiga January-17-2012 Piracy 'boosts Somalia's economy
Radio Jigjiga January-13-2012 Saudi Money Lender Tries To Sell Son For $20 Million
Radio Jigjiga, January-11-2012 Rothschild World Domination Plan Via Private Nuclear Weapons
Radio Jigjiga, January-11-2012
|
| 


 Cod u Qaadidii uu Radio Jigjiga Weydiyey Dadka Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Ku Saabsaneyd; Magac u Bixinta Airport-ka Caalamiiga ah ee Ku Yaala Caasimada Jigjiga, oo Laysku Raacay Magacii Loo Bixin Lahaa.
 Lacagta cusub ee ay dawlada Somaliland soo daabacatay oo khatar dhaqaale, ku haysa ganacsiga deegaanka Soomaalida
 Beeni Raad Ma Leh; beentii Cakaara oo markale banaanka timid, fashilana ku dhacay
Radio Jigjiga (Jigjiga) 12-15-2011, Bogga beenta, iyo iska hadalka caan baxay, dadkuna ugu yeedhaan Cakaaranews, ayaa markale lagu qabtay, beentoodii ay caanka ku ahaayeen, beeni raad ma leh, balse bah Cakaara been badan, waxaad moodaa iney runta dagaal kula jiraan.Wada Akhri
Sanad guuradii Koowaad ee madaxweyne-nimada Cabdi Maxamuud Cumar, maxaa khaldamay, maxaase la qabtay (faalo)
|
|---|
|
|
|
|
|
|
|